Thursday, May 2, 2024

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo caawa ka dhacay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegayaan in caawa uu magaaladaas ka dhacay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo jugtiisa...

James Swan oo gaaray Garawe lana kulmay Madaxweyne Deni (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kusoo dhoweeyey wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada...

Cabdiweli Gaas oo lagu soo dhaweeyay Madaxtooyada Puntland (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland sanad kadib doorashadii looga guuleestay dib ugu laabtay Madaxweyinihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Garoonka...

Puntland oo shacabka ugu baaqday in aysan ka wal walin shirka ka furmaya Garawe

Waxaa lagu wadaa in 15-ka bishan magaalada Garawe in uu ka furmo shir loogu magac daray Shirka Wada-tashiga Puntland, waxaana shirkan lagu casuumay kana soo...

C/wali Gaas oo sanad ka dib ku wajahan Garoowe & Xog ku aadan ujeedka...

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maalinta beri oo Sabti ah la filayaa inuu ku laabto Magaalada Garoowe. Gaas oo qoraal...

Dhisme Cusub oo lagu soo Kordhinayo Bangiga Dhexe ee Puntland (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka  Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhiyey Bangiga Dhexe ee Dowladda goboleedka Puntland. Munaasabadda dhagax dhigga...

Puntland oo si kulul uga hadashay dagaaladii ka dhacay Guriceel iyo Dhuusamareeb

Maamulka Puntland ayaa ku tilmaamay nasiib daro weyn dagaalkii Ciidamada dowladda Soomaaliya ku qaadeen Xaruntii Ahlusunna ee magaalada Dhuusamareeb oo ugu dambeyn ay la...

Puntland oo hanjabaad culus u dirtay Somaliland ka dib dagaalkii saaka (Akhriso)

Puntland ayaa war kulul ka soo saartay dagaalkii saaka ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Sanaag, kaasoo dhexmaray ciidamo ka tirsan Puntland iyo Somaliland. Qoraal...

Madaxweyne Deni oo fulinaya Codsigii qiirada lahaa ee Ayaan Xassan (Daawo Sawirada)

Madaxwaynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Ayaan Xassan Ducaalle oo ah Gabar 7sano jir ah oo araga naafo...

Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Puntland iyo kuxigeenkiisa ayaa labaduba ku maqan safaro dalka dibadiisa, waxa ayna taasi keentay muran la xariira cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs