Thursday, May 9, 2024

Madaxweyne Saciid Deni oo Garowe ku laabtay ka dib safar uu ku tegay dalka..(Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe...

Buundo cusub oo laga hirgaliyay Garawe oo Xariga laga jaray (Daawo Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xarigga ka jaray Buundo cusub oo laga hirgeliyey Magalaada Garoowe. Buundada uu...

Dadkii laga soo tarxiilay magaalada Laascaanood oo Diyaarado lagu soo qaadayo

Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in deegaanadooda dib loogu soo celiyo dadka kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ee dhawaan laga soo tarxiilay magaalada...

Wasiir Xassan Shire Abgaal: “Qofkii diida bixinta canshuurta waa Al-Shabaab”

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xassan Shire Abgaal ayaa sheegay in qof kasta oo si sharci daro ah u diida canshuurta ay u aqoonsan doonaan inuu...

Puntland oo ka xumaatay qoraalkii ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Somalia

Puntland ayaa ka carootay War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ee lagu cambaareeyey dadkii maamulka Somaliland uu kasoo masaafuriyay Magaalada Laascaanood. Wasiiru dowlaha Caddaaladda Puntland, Ilyaas...

Puntland oo kulan ka yeelatay xaalada dadkii laga soo barakiciyay Laascaanood (Sawirro)

 Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, wuxuuna Madaxweyne Ku-xigeenku ka dhegaystay...

Cawil Axmed Jabuuti oo xilka laga qaaday iyo Masuul cusub oo lagu bedelay (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 29 ee 2da October 2021, kuna saabsan isbedel lagu sameeyey maamulka...

Faahfaahin: Kooxo hubeysan oo weeraray hoyga Taliyaha Booliska gobolka Nugaal

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar koox hubeysan ay xalay ku qaaday hoyga uu magaalada Garoowe ka deggan yahay Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal...

Masuul soo saaray Qoraal ka careesiiyay Madaxweyne Deni oo xilka laga qaaday (Wareegto)

Wareegto goordhaw kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka looga qaaday  Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka maamulka Puntland Cabdulqaadir Cali Xirsi...

Madaxweyne Siciid Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Kate Foster (Sawirro)

Madaxwynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka ayaa looga hadlay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs