Tuesday, May 7, 2024

Maamulka Puntland oo soo saaray amar ku socda Shaqaalaha ajaaniibta ah (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay xafiiiska Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa lagu amray Shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka howlgala gobolkaas iney iska soo...

Puntland oo ka hor timid qodobadii ka soo baxay isimida ee lagu xalinayey khilaafka...

Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid qodob ka mid ah qodobo ay soo saareen isimida gobolka Bari oo lagu xalinayey khilaafka soo kala dhex...

Khilaafkii Deni iyo ciidanka PSF oo la soo afjaray iyo qodobo lagu heshiiyey (Akhriso)

Odayaasha dhaqanka Puntland oo maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa xalinta xiisadii ka dhalatay xilka ka qaadista Agaasimihii PSF ee ku dhaqaaqay madaxweynaha Puntland...

Madaxweyne Deni oo Daah furay Howgelinta xarun nuuceeda aan horey uga jirin dalka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay howlgelinta Hay’adda Maareynta macluumaadka Kheyraadka Biyaha iyo Dhulka Puntland.   Xaruntan ayaa ka shaqeyn doonta...

Taliska Ciidamada PSF oo labo garab u kala jabay iyo taliye sare oo taageeray...

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ay socdaan dedaalo lagu kala fur furayo saraakiisha ciidamada PSF ee ka...

(Akhriso) Madaxweyne Deni oo wareegto ku Magacaabay Guddoomiye cusub

WAREEGTO Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee November 29, 2021 kuna Saabsan Magacaabid Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisad Dagaal oo ka taagan Boosaaso iyo ciidamo hor leh oo...

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa ka taagan xiisad aad u xoogan oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamo gadoodsan  katirsan PSF...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay khilaafka ka taagan hoggaanka ciidanka PSF (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegeen Taliyihii cusub ee Ciidanka Asluubta Puntland Gen. Bile...

Markabkii ugu horeeyay oo saakay kusoo xirtay Dekadda Garacad (Daawo Sawirada)

Markab ganacsi oo waday alaab kala duwan iyo gaadiid ayaa saakay markii ugu horeesay kusoo xirtay dekadda Garacad ee Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland,...

Khilaaf xoogan oo ka dhashay Xil ka qaadistii lagu sameeyay Genaraal Diyaano

Khilaaf xoogan ayaa ka dhashay xil ka qaadistii Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku sameeyay agaasimihii Hay'adda Nabad Sugida iyo la dagaalanka Argagaxisada Genaraal...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs