Khilaafkii Deni iyo ciidanka PSF oo la soo afjaray iyo qodobo lagu heshiiyey (Akhriso)

Odayaasha dhaqanka Puntland oo maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa xalinta xiisadii ka dhalatay xilka ka qaadista Agaasimihii PSF ee ku dhaqaaqay madaxweynaha Puntland ayaa soo saaray qodobo lagu xalinayo arrintaas.

Odayaasha opo kulamo la yeeshay labada dhinac ayaa ugu dambeyn soo saaray qodobada hoos ku qoran:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -