Friday, April 26, 2024

Madaxweyne Deni oo ka hadlay dagaalkii Boosaaso amar cusubna siiyay ciidamada

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,oo caawa Telefishinada iyo Warbaahinta Bulshada si toos ah ugala hadlay dadweynaha, ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo...

Taliska PSF oo shaaciyay in ay bur burtay xabad joojintii dagaalka Boosaaso

War qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidamada PSF ee dagaalka kula jira ciidamada kale ee Puntland ayaa lagu sheegay in ay bur burtay...

Madaxtooyada Puntland oo ka hadashay Dagaalka Boosaaso Eedeyna u jeedisay Diyaano

Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland qoraal goordhaw kasoo baxay looga hadlay dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Puntland ee  ka amar qaata Madaxweyne Deni iyo Ciidamada PSF...

DEG DEG: Dagaal culus oo goor dhow dib uga qarxay Boosaaso iyo xabad joojintii...

Dagaal culus ayaa wax yar ka hor 12:00am saq dhexe ee caawa mar kale ka qarxay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kaasoo u dhexeeya...

Cumar C/rashiid, C/wali Gaas, Faroole iyo xubno kale oo baaq ka soo saaray dagaalka...

Masuuliyiin horey xilal uga soo qabatay Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa yeeshay kulan iyagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo...

Maamulka Puntland oo beeniyey hadal uu warbaahinta siiyey Duqa magaalada Boosaaso

Wasiirka Amniga maamulka  Puntland C/Samad Galan ayaa ka hadlay Wararka sheegaya in ciidanka Gorgor ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii ka dhacay magaalada Bosaaso ee...

Puntland oo sheegtay in ciidamo katirsan Gor Gor foodo iyo dagaal ka wadaan Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa si adag uga hadlay dagaal culus oo maanta magaalada Boosaaso ku dhax maray ciidamo katirsan maamulkaasi iyo ciidamada gadoodsan ee PSF...

Wararkii Ugu Dambeeyay dagaal culus oo ka dhax qarxay Ciidamada Puntland iyo kuwa PSF

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee caasimada gobolka Bari ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi ka qarxay dagaal culus u dhaxeeyay ciidamada Puntland ee ka...

Madaxweyne Deni oo weerar afka ah ku qaaday Golaha Midowga Musharaxiinta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay khudbad ka jeediyay munaasbad lagu xusayay sanadguurada saddexaad ee doorashadii Madaxweyne Lafta gareen ayaa ka...

Jubbaland oo dhagaha ka fureesatay Baaqii Musharaxiinta iyo Puntland oo laga war sugayo

Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa dhawaan ku baaqay in la hakiyo doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ee dalka ka bilaabatay, waxa ayna taa badalkeeda ku...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs