Tuesday, May 7, 2024

Maamulka Puntland oo Galmudug ugu deeqay gaadiid dagaal & hub (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur oo shir gudoomiyey shirka Amniga Gobolka Mudug ayaa looga hadlay Iskaashiga Puntland iyo Galmudug. Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa Gaadiid...

Doorasho Qof iyo Cod ah oo saakay ka bilaabatay Puntland (Daawo Sawirada)

Waxaa saakay doorasho qof iyo cod ah oo ay dhiibanayaan shacabka Puntland ka bilaabatay sadex degmo oo katirsan maamulkaasi, waxa ayna shacabka dooranayaan  golayaasha...

Taliska Ciidamada PSF oo labo garab u kala jabay iyo taliye sare oo taageeray...

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ay socdaan dedaalo lagu kala fur furayo saraakiisha ciidamada PSF ee ka...

C/raxmaan Faroole oo eedeyn u jeediyey Raisul Wasaarihii hore ee Somalia

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa sheegay inuu ka xun yahay in ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid uu khilaafay bayaankii...

Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya iyo Xubno kale oo Xildhibaano loo doortay

Waxaa saakay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari  ee maamulka Puntland ka doorashada lix kursi oo kamid noqonaya gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee...

Wasiiro ku lug lahaa Shaqaaqadii ka dhacday Boosaaso oo shaqada laga joojiyay

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa wareegto uu soo saaray shaqada uga joojiyay labo wasiir oo katirsan maamulka Puntland , kuwaa oo...

Puntland oo ka hor timid hanaanka Bixinta Qandaraaska Shidaalka Somalia (Akhriso)

Puntland ayaa si cad uga hor timid hanaanka Bixinta Qandaraaska Shidaalka Soomaaliya, waxayna ku sifeysay talaabooyinka ay qaadayaan guddi gaar ah oo la magacaabay...

Madaxweyne Deni oo Kulan xasaasi ah la yeeshay Guddoomiyaasha Gobolada Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan kulaa qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay diyaargarowga Doorashooyinka...

Puntland oo War kasoo saartay Dagaalka Laascaanood iyo khasaaraha ka dhashay

War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland ayaa looga hadlay dagaalka labo isbuuc ka badan ka socda magaalada Laascaanood ee u...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs