Tuesday, May 7, 2024

Md ka mid ah Telefishinada Soomaalida oo laga mamnuucay Puntland (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa shaaciyey in de gaanada hoos taga laga mamnuucay telefishanka SBS oo ka mid ah telefishannada ku hadla afka Soomaaliga. Wareegto ka soo...

Madaxtooyada Puntland oo eedeyn culus u jeedisay dowlada Federaalka (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo maamulkaasi iyo sidoo kale xiisada ka dhalatay magacaabista...

Garsoorayaal ku baaqay in Doorashada Madaxweynaha Puntland laga reebo C/Wali Gaas

Xubno ka tirsan guddiga Garsoorka maamulka Puntland ayaa ugu baaqay guddiga doorashooyinka Madaxweynaha Puntland in doorashada ka reebaaan Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Cabdiweli Maxamed Cali...

Madaxa barnaamijka CIP ee World Bank iyo Wafti uu hogaaminayay oo Gaaray Garawe

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta  xafiiskiisa kulan kula  Qaatay Madaxa mashruuca tayeynta shaqaalaha Dowladda CIP (Capacity Injection Project) ee World Bank...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Dilkii saakay loo geestay Paul Anthony Fermosa

Nin hubeesan oo la sheegay in uu iska soo dhigay kaluumeesato ayaa saakay gudaha dekadda magaalada Boosaaso waxa uu ku toogtay Madaxii Mashruucda DP...

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Doonyo iyo Hub sharci daro ah (Daawo Sawirada)

Ciidamada Badda maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen xeebaha ku teedsan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, waxa ay kusoo qabteen Doonyo iyo hub...

Rag loo heysto kufsiga & dilka Caa’isha Ilyaas oo loo gudbiyey Maxkamada Garowe

Maamulka Puntland ayaa magaalada Garowe  gaarsiiyay shan Nin oo loo heysto kiiskii kufsiga iyo dilka ahaa ee loo geystay  Caa’isha Ilyaas Aadan oo aheyd...

Taliyihii Ciidamada isku-dhafka ah ee Gaalkacyo oo caawa la toogtay

Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa caawa magaalada Gaalkacyo ku weeraray Taliyihii howlgaladda Ciidamada isku-dhafka ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Col. Khaliif Nuur Shiil. Taliyaha...

Puntland oo si adag uga hadashay Cunaqabateyn Somaliland saartay Gobolka ….

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa wax lalayaabo oo khibraddaro maamul ah ku tilmaamay cunaqabatayn uu maamulka Somaliland sheegay inuu saaray gobolka...

Madaxweyne Deni oo u digay dad uu sheegay iney kicinayaan dhalinyarada Puntland

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa digniin adag u diray dad uu sheegay inay kicinayaan dhalinyarada Puntland si ay isaga horkeenaan shacabka iyo maamulka. Hadalkan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs