Madaxii Shirkada DP World ee Dekadda Boosaaso oo goordhaw la toogtay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay Madaxii shirkada laga leeyaha Imaaraadka Carabta ee...

Oday dhaqameed caan ah oo lagu dhex toogtay Masjid ku yaalla Boosaaso

Waxaa goor dhow Masaajid ku yaalla Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari lagu dhex toogtay mid ka mid ah salaadiinta caanka ah ee degaanada Puntland. Nin...

Puntland oo dalkooda ku celisay 50 qof oo Muhaajiriin ah (Daawo Sawirro)

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dib u celisay in ka badan 50 ruux oo muhaajiriin Itoobiyaan ah, kadib markii ay iskood isku diiwaan-geliyeen in dalkooda...

Madaxweyne Farmaajo oo ku haray Garoowe iyo RW Khayre oo Muqdisho ku soo laabtay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku haray magaalada Garowe, kadib markii uu burburay shirkii wadatashiga madaxda dowladda Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada mudada todobaadka...

Dagaalyahano katirsan Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Weerar qorsheesan

Weerar qorsheesan ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka aan duuliyaha laheyn ee dalka Mareykanka ayaa lagu dilay dagaalyahano katirsan Kooxda Daacish ee ka dagaalanta gobolka bari...

Madaxweyne Deni oo xil culus u Magacaabay nin la dhashay Xaaskiisa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa xil culus u magacaabay nin seedigiis ah. Max'ed Yuusuf Maxamuud oo la dhashay xaaska Madaxweyne...

Kiiska dilkii Caa’isha Ilyaas oo weji cusub yeeshay & Mid ka mid ah raggii...

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta u fariisatay dhageysiga kiiska la xiriira kufsigii iyo dilkii loo geystay Caa’isha Ilyaas Aadan, iyadoo dhegeysiga kiiska uu...

Kulan ay yeesheen Wasiiro katirsan Xukuumada iyo Madaxweyne Deni oo fashil kusoo dhamaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in fashil uu kusoo dhamaaday kulan saacado badan lahaayeen Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya...

DEG DEG: Guddoomiyihii Baarlamanka Puntland oo xilkii laga qaaday

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo goor dhow kulan deg deg ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Garoowe ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Baralamaanka Puntland C/xakiin Dhoobo...

Habraaca diiwaangelinta Ururada Siyaasadeed ee Puntland oo la shaaciyey (Akhriso)

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay Hannaanka iyo Habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland. Qabashada codsiyada diiwaan-gelinta ayuu sheegay guddigu inay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs