Muuse Biixi oo Safar Dibadda ah u ambo baxay kadib Martiqaad loo fidiyay (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambo baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib marti-qaad rasmi ah oo...

(Sawirro) Muuse Biixi oo si weyn loogu soo dhoweeyey Hargeysa ka dib booqashadii Kenya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo safar qaatay muddo  saddex cisho ah ugu maqnaa dalka Kenya ayaa galabta dib ugu soo...

Madaxweyne Biixi oo caawa Narobi kula kulmay Siyaasiga Raila Odinga (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa hotelka uu ka degan yahay magaalada Nairobi kula kulmay Ra'iisal wasaarihii hore ee Kenya, ahna Ergayga gaarka...

(Sawirro) Muuse Biixi oo soo gebagebeeyey tartankii ciyaaraha gobolada Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa soo gunaanaday tartanka kubbadda cagta gobollada Somaliland oo maanta lagu soo gebogabeeyey garoonka Hargeysa Stadium, kaasoo ay...

Somaliland oo Hakisay wadashaqeyntii kala dhaxeeysay Qaramada Midoobay

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay hakiyeen wada shaqeyntii kala dhaxeesay Hay'adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay ee ka howlgala gudaha Soomaaliya...

France u yeertay danjirihiisa Turkiga iyo xiisada labada dal cirka isku shareertay

Dowlada Faransiiska ayaa wadatashi ugu yeeray safiirka u fadhiya Turkiga, kadib markii uu Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan hadallo xanaf leh ku weerarray dhiggiisa Emmanuel...

Muuse Biixi oo si aan Caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Berbera (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo saaka ka amba baxay  Hargeysa, ayaa si ballaadhan oo aan kala hadh-ahayn loogu...

Muxuu Muuse Biixi ku soo arkay xarumaha Maamulka ee Magaalada Boorame? (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii labaad ku sugan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa maanta kormeer...

(Sawirro) Madaxweyne Biixi oo gaaray Boorama, xarigana ka jaray Mashruuc cusub

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ugu baxay gobollada Galbeedka dalka, ayaa si diiran loogu...

Dugsi Quraan Online ah oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta Soomaaliyeed iyo Caruurtooda

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed  ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska AL Bayaan Quran Online oo ah...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs