Tuesday, May 7, 2024

Muuse Biixi oo ka qeyb galay aaska qoys ku le’day guri ku soo dumay...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys Afar ka koobnaa oo kala...

Bushaaro Muhiim ah oo loo hayo Qurbo joogta Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan

Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka...

Madaxweyne Biixi oo caawa Narobi kula kulmay Siyaasiga Raila Odinga (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa hotelka uu ka degan yahay magaalada Nairobi kula kulmay Ra'iisal wasaarihii hore ee Kenya, ahna Ergayga gaarka...

Somaliland oo mar kale xabsiga dhigtay weriye C/maalik Muuse Coldoon

Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Burco ayaa galabta mar kale xabsiga u taxaabay C/Malik Muuse Coldoon oo ah weriye samafale ah. Booliska ayaa Coldoon ka...

(Sawirro) Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duleedka degmada Diinsoor

Wararka naga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa waxa ay sheegayaan in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay duleedka degmadaasi. Weerar qorshaysan oo...

Somaliland oo xoog ku jartay Internetkii Laascaanood iyo Wararkii u Dambeeyay

Ciidamada maamulka Somaliland ayaa saakay xoog ku jaray adeegga intetnetka ee magaaladaasi ka shaqeenayay, kaddib markii ciidamada galeen xarumaha shirkadaha isgaarsiinta kuna amreen maamulka...

Wasiirka Cadaalada dowlada Zambia oo booqasho ku jooga Somaliand (Sawirro)

Wafdi ka socda dalka Zambia ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Hargeysa ee Somaliland, kuwaasoo kulamo la qaatay madaxda Somaliland. Wafdigan waxaa hoggaaminayay wasiirka cadaaladda...

Ciidamo hubeysan oo xabsiga dhigay Xildhibaan Max’ed Axmed Dhakool (Sababta)

Booliska Somaliland ayaa xabsiga magaalada Hargeysa dhigay Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka ka mid ah baarlamanka Somaliland. Xildhibaanka oo ka soo jeeda gobolka Sool...

Maamulka Somaliland oo jartay Waaran lagu soo xirayo Wariye Caan ah

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa baadi goob xoogan ugu jira sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo markii ugu...

Madaxtooyada Somalia oo War ka soo saartay kulankii baaqday ee Farmaajo & Biixi (Akhriso)

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs