Friday, April 26, 2024

Xarakada Al-Shabaab oo lagu eedeeyey iney shaqaale Samafal afduubteen

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Al-Shabaab ay shaqaale samafal ka afduubteen degmada Beled-Xaawo oo ka tirsan gobolka Gedo saacadihii la soo dhaafay. Wasiir ku-xigeenka arrimaha...

Wasiirkii Amniga Jubbaland iyo masuuliyiin la socotay oo gaaray Nairobi

Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo maanta doon ku gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa diyaarad gaar ah u...

Wasiir muhiim ah oo katirsanaa Jubbaland oo isku casilay Cabdirashiid Janan Owgiis !!

Wasiirka Qorsheynta  Jubbaland Adam Aw- Xirsi ayaa goordhaw shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay maamulka Jubbaland , waxa uuna Wasiirka ka...

Wararkii ugu dambeeyey ee Kismaayo & C/rashiid Janan oo Nairobi loo duulinayo

Wasiirkii amniga maamulka Jubbaland C/rashiid Janan oo maanta doon ku tagay magaalada Kismaayo ayaa halkaas si diiran loogu soo dhoweeyey markii uu gaaray. Rasaas fara...

Cabdirashiid Janan oo goor dhow gaaray Magaalada Kismaayo

Wasiirkii Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose waxaana la soo sheegayaa inuu halkaasi doon ku tagay. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada...

Shaki laga muujiyay Xaalada uu ku sugan yahay Wasiirkii Amniga Jubbaland C/Rashiid Janan

Taliska booliiska Soomaaliya ayaa Isniintii shaaciyay in Wasiirkii Amniga jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) uu ka baxsaday xabsi gaar ah uu kaga xirnaa magaalada...

Maamulka Jubbaland oo War ka soo saaray xaalada Wasiir C/rashiid Janan (Akhriso)

Maamulka Jubbaland oo war ka soo saaray xaalada Wasiirkii amniga Maamulka Jubbaland Cabdi Janan oo maanta ka baxsaday xabsi uu ugu xirnaa dowlada Somalia. Qoraal...

(Sawirro) Taliyaha ciidanka Lugta & Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada oo gaaray Baardheere

Waxaa maanta degmada Baardheere ee gobolka Gedo gaarey saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka baxay magaalada MuqdisHo. Waxaa hogaaminayey saraakiishan taliyaha ciidamada...

Al Shabaab oo Fagaare ku toogatay Sadex nin uu ku jiray nin Oday ah...

Fagaare kuyaala deegaanka Kamsuuma ee gobolka Jubada Hoose ayaa shalay galab lagu toogtay sadex nin oo lagu eedeeyay in ay katirsanaayeen ciidanka dowlada Soomaaliya...

Taliyaha Ciidamada AMISOM oo booqday degaanka Dhoobley, lana kulmay.. (Sawirro)

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) Lt. Gen. Tigabu Yilma ayaa booqday ciidamada ku sugan jiida hore ee magaalada Dhoobley ee u...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs