Sunday, May 19, 2024

Dagaal goordhaw ka bilowday magaalada Kismaayo iyo xog ku aadan cida uu u dhaxeeyo

Waxaa goordhaw dagaal uu ka bilowday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, dagaalka ayaana sida aan wararka ku helnay u dhaxeeya ciidamada...

Jubbaland oo ciidamo badan geesay Duleedka Balad Xaawo iyo Dhaq dhaqaaqyo halkaasi ka socda

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka geeyay duleedka degmada Balad...

Ciidamada dowlada federaalka oo ku wajahan Degmada Ceel Waaq iyo Masuul ka hadlay

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku tagayaan degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo halkaas ay horey u joogeen ciidamo ka amar...

Cabdirashiid Janan oo si cad u inkiray inuu joogo Magaalada Mandhera

Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa sheegay inuusan ku sugneyn magaalada Mandera balse uu joogo magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. Waxa uu...

Janan oo ka hadlay Waxa kala Dhaxeeya dowlada Kenya uu hada gabaad ka dhiganayo

Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Janan ayaa ka hadlay waxa kala dhaxeeya dowlada Kenya oo la sheegay in uu hada gabaad ka dhiganayo...

Dagaal degmada Balad Xaawo ku dhax maray Ciidamada Dowlada iyo kuwa Jubbaland

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta dagaal khasaaro geestay duleedka Degmadaasi ku dhax maray ciidamo dowlada iyo...

Janan oo shaaciyay qaabkii uu uga baxsaday Muqdisho iyo Cidii ku gacan siisay

Labadii sibuuc ee la soo dhaafay dowladda Soomaaliya ayaa sheegeysay inay dadaal ugu jirto sidii ay dib gacanta ugu dhigi lahayd wasiirkii Amniga ee...

C/rashiid Janan oo markii ugu horeysay ka soo muuqday Warbaahinta (Sawirro)

Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa ka soo muuqday warbaahinta tan iyo markii dhowaan uu ka baxsaday xabsi ay leedahay DF oo ku yaalla...

Jubbaland oo sheegtay iney la dagaalameyso ciidamada dowladu geysay Gedo

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbaland oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo sheegay in heegan buuxa la geeliyay Ciidanka maamulkaas. Hadalka ayaa yimid ka dib kulan uu...

Nabadoon la sheegay in uu katirsanaa Xarakada Al Shabaab oo lasoo bandhigay

Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Nabadoon ay sheegeen in uu katirsanaa Xarakada Al Shabaab, waxa ayna saraakiisha Jubbaland sheegeen in nabadoonka kasoo goostay kooxda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs