Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo uu Axmed Madoobe ka diray Dhoobley oo gaaray Balad Xaawo 

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in duleedka degmadaasi soo gaareen ciidamo cusub oo katirsan Daraawiishta maamulka Jubbaland, kuwaa...

(Akhriso) Jubbaland oo eedeysay DF, soona dhoweysay hadalka QM & Maraykanka

Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay fara galinta siyaasadeed iyo khal khal galinta amni ee ay Dawladda Federaalka Soomaaliya ka wado...

(Sawirro) Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay odayaasha dhaqan Dhoobley?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulankan oo ka dhacay...

Dowlada Somalia oo deeq ku wareejisay Maamul goboleed aysan aqoonsaneyn

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumada Somalia ayaa labo Baabuur oo loogu tala galay Kormeerada Dugsiyada iyo ka qeyb qaadashada Horumarinta waxbarashada...

Meydadka Masuuliyiin la dilay oo laga helay magaalada Baardheere

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay halkaasi kooxo hubeesan ku dileen sadex nin oo katirsanaa masuuliyiinta maamulka Degmadaasi. Kooxo...

Axmed Madoobe oo Damacsan Fishilinta Qorshe ay wado dowlada federaalka

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa wado abaabul uu ku doonayo in ciidamada maamulkiisa weeraro ku qaadaan deegaano gacanta ugu jira dagaalamayaasha...

Axmed Madoobe oo Abaabul dagaal bilaabay xili labo culees uu saaran yahay

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ka bilaabay abaabul dagaal ka dhan ah dagaalyahanada Al...

Faahfaahin: Dad shacab ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Jubbada hoose

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Khasaare geystay oo saacado ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose. Qaraxan oo ka dhashay miino nooca dhulka lagu aaso...

Jubbaland oo go’aan ka qaadatay sharciyo ay ansixiyeen labada gole ee Baarlamanka

Madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee dowlad-goboleedka Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland. Shirka ayaa looga hadlay qodobo muhiim...

(Sawirro) Qarax lagu aasay mid ka mid ah xaafadaha Kismaayo oo la fashiliyey

Ciidamada nabad sugida ee maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney maanta miino aan qarxin ka soo saareen mid ka mid ah jidadka magaalada Kismaayo. "Ciidanka Nabad-sugidda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs