Axmed Madoobe oo Gudoomiyay Shir arimo kala duwan looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.   Kulanka waxaa diirada lagu saaray...

Askari dil u geestay Dhalinyaro banooni ciyaareesay oo Xukun dil ah lagu riday

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta  xukun dil ah ku riday askari katirsanaa Ciidanka Nabad Sugida Soomaaliya oo dhawaan si bareer ah...

Axmed Madoobe oo Arin Muhiim ah kala hadlay Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula qaatay masuuliyiinta Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo...

Al Shabaab oo Weerar culus ku qaaday saldhig ay lahaayeen Ciidanada Nabad Sugida Jubbaland

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhaxe weerar culus ku qaaday saldhiga Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ay...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo laga sagootiyay magaalada Garawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gaba gabeeyay safarkii maalmaha qaatay uu ku joogay magaalada Garawe ee caasimada Puntland. Garoonka diyaaradaha magaalada...

Ciidamada Dowlada oo Gacanta ku dhigay rag weerar culus ku qaaday

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen duleedka degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo waxa ay kusoo qabteen labo nin oo lagu tuhmayo...

Madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah yeeshay iyo Xog ku aadan

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in kulan Albaabada u xirnaayeen oo xasaasi ah yeesheen Madaxweynaha Puntland Siciid...

Axmed Madoobe oo gaaray Garowe, si diiran loogu soo dhoweeyey (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...

Ciidamada Danab iyo kuwa NISA oo howlgal qorsheesan si wadajir ah u fuliyay (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan Ururka 5Aad Guutada 16aad Ee Kumaandosta Danab iyo ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaano kuyaala...

(Daawo Sawirro) Milateriga DF oo degaan muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga dalka guutadda 10aad ee gobolka Gedo ayaa la wareegay tuulo Barwaaqo oo ka mid ah degaanada hoos taga gobolka Gedo. Waxaa horey degaankan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs