Madaxweyne Axmed Madoobe oo u Mahad Celiyay Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa kulan mahad celin iyo dardaaran isugu jira la qaatay qaar kamid ah xubnaha guddiga Doorashooyinka heer...

Ciidamada Kenya oo burburiyey xarun kale oo Shirkadda Hormuud ku laheyd J/hoose

Ciidamada Kenya ayaa xalay mar kale burburiyey xaruntii Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee degaanka Dhuyac–Garoon oo ka tirsan gobolka Jubada hoose Mid ka mid ah shaqaalaha...

Wasiir dhaliilay duqeymaha dhinaca cirka ah ee lala beegsado Al-Shabaab

Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Aadan Aw Xirsi ayaa si xoogan u dhaliilay duqeymaha dhinaca cirka ah ee ciidamada...

Sambalooshe oo hal arrin ku dhaliilay qorshada wejiga labaad ee dagaalka Al-shabaab

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu heer gebagebo ah marayo qorshaha wejiga labaad ee guluf dagaal lagu qaado Al-Shabaab. Taliyihii hore ee nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed...

Maxaa ka jira in Somaliland ay Madaxda DF u ogolaatay ka qeyb galka aaska...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa beenisay warar soo baxay oo sheegaya inay ogolaatay in Madaxda Soomaaliya ay iman karaan ka qeyb galka Aaska Abwaan...

Jubbaland oo u hanjabtay dadka ka shaqeeanaya kicinta dadweynaha (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta maamulka Jubbaland ayaa digniin loogu diray dadka wada kicinta dadweynaha iyo sidoo kale ka been abuurida laamaha amaanka...

Kismaayo oo laga dabaaldegay & Axmed Madoobe oo ka baaqday Salaadii Ciida (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa masuuliyiin iyo qayb kamid ah shacabka Jubbaland salaadda ciida kula tukaday xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada...

(Akhriso) Liiska odayaasha soo xulaya Xildhibaanada Jubbaland oo caawa la soo bandhigay

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa soo bandhigay liiska Odayaasha dhaqanka ee soo Xulaya Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland. Odayaashan liiskooda la shaaciyey ayaa ka kooban...

Axmed Madoobe oo deg deg uga jawaabay dalab ka yimid Guddiga doorashada Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gudbiyey musharaxa lagu badalayo Cali Maxamed Cali oo iskii uga haray ka qayb galka tartanka kuraasta...

Faah faahino kasoo baxaya Qarax dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacay duleedka...

Qarax miino oo dhaliyay khasaaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay duleedka magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose., waxa uuna qaraxa haleelay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs