Jubbaland oo u hanjabtay dadka ka shaqeeanaya kicinta dadweynaha (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta maamulka Jubbaland ayaa digniin loogu diray dadka wada kicinta dadweynaha iyo sidoo kale ka been abuurida laamaha amaanka maamulka Jubbaland.

Waxaa lagu faray qoraalkan kasoo baxay Xeer Ilaalinta  laamaha amaanka Jubbaland in talaabo adag oo sharciga waafaqsan ka qaadaan dadka lagu helo khal khal galina nabada iyo xasiloonida JUbbaland.

- Advertisement -