Tuesday, April 30, 2024

Dil Caawa ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxa ay dil ugu geesteen askari la sheegay in uu...

Banaan bax lagu taageerayay Farmaajo laguna diidanaa Axmed Madoobe oo la dhigay (Sawirro)

Waxaa maanta degmooyin katirsan gobolka Gedo ka dhacay banaan baxyo looga soo horjeeday Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe sidoo kale lagu taageerayay Madaxweyne Farmaajo...

Al Shabaab oo soo bandhigtay Sargaal kasoo goostay Ciidanka Jubbaland (Daawo Sawirada)

Xarakada Al Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe waxa ay kusoo bandhigtay sargaal ay sheegeen in uu katirsanaa ciidamada Asluubta ee maamulka...

(Sawirro) Wafdigii Axmed Madoobe oo si diiran loogu soo dhoweeyey Boosaaso

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wafdigan ayaa waxaa garoonka Boosaaso ku soo...

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo goordhaw ka dhoofay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wararka aan helnay...

Ciidamo gadoodsan oo xirtay laamiga dheer ee taga Magalada Boosaaso

Cutubyo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo gadoodsan ayaa mudda laba maalmood ah xirtay degaanka Jimbac oo dhinaca bari ka xiga magaalada Ceeldaahir ee gobolka...

Rooble iyo Axmed Madoobe oo isku afgartay in doorashada laga wareejiyo Garbahaarey iyo Go’aan...

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in doorashada xildhibaanada goolaha shacabka gaar ahaan 16-ka kursi ee loo asteeyay in lagu qabto magaalada...

Guddiga doorashada Jubbaland oo diiwaangeliyay Musharaxiin kuraas loo xiray (Sawirro)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ayaa maanta diiwaangeliyay musharaxiin ku tartameysa doorashada labada kursi ee tirsigoodu yahay HOP029 & HOP124  oo lagu wado...

Axmed Madoobe oo soo xiray Kulan Wadareedka Dardar galinta Hiigsiga Xukuumada (Sawirro)

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo xiray kulan wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumada oo socday mudo sadex maalmood ah. Kulankan oo ahaa...

Beelaha Jubaland ee xaqooda hela, kuwa waaya iyo kuwa Sadbursiga qaata !!

Qormadaan ujeedkeedu waa toosin si looga gudbo wixii halaagay Soomaaliya sida Nintooxsi, Caddaalo daro iyo Eex. Waxaan qormada Diiradda ku saarayaa; Beelaha Soomaaliyeed ee Xaqooda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs