Baarlamaanka Jubbaland oo War kasoo saaray Xayiraada Diyaaradaha iyo Xariga Janan (Sawirro)

Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa waxa ay kaga hadleyn xayiraada dowlada federaalka Soomaaliya kusoo rogtay diyaaradaha taga Kismaayo...

Shiikh Shariif oo ka digay in soddon sano ka dib dalka lagu celiyo nidaam...

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa nasiib daro ku tilmaamay in soddon sano kadib Soomaaliya loo celiyo nidaam kali talis ah. Shariif ayaa...

Axmed Madoobe & C/naasir Seeraar oo heshiis hordhac ah ku gaaray Nairobi

Xalay waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo C/Naasir Seeraar oo ka mid ah Xubnaha mucaaradsan ee ka...

Axmed Madoobe oo weji gabax kala kulmay kulankii danjiraha Maraykanka (Cadeyn)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa weji gabax kala kulmay Safiirka Maraykanka u fadhiya Somalia. Danjire Donald Yamamoto ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay madax ka...

Axmed Madoobe oo Kismaayo kula kulmay Gen. Townsend & danjire Yamamoto (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto iyo...

Ciidamo badan oo laga qaaday Kismaayo oo kusii jeeda Degmada Balad Xaawo

Maamulka Jubbaland ayaa wali wada abaabul dagaal ay ku doonayaan in ay dib ula wareegaan degmada Balad Xaawo iyo degmooyin kale oo katiran gobolka...

Jubbaland oo shaacisay mowqifka ay ka taagan tahay Shirka Dhuusamareeb 3 (Akhriso)

Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqday Beesha Caalamka inay Soomaalida ka caawiso qabsoomida Shirka Dhuusamareeb 3 oo loo dhan yahay. "Jubbaland waxaa ay ku howlan tahay...

Maamulka Gedo oo ka hadlay wararka sheegaya dagaal saaka ka dhacay Belad-xaawo

Maamulka Gobolka Gedo ayaa ka hadlay dagaal la sheegay inuu saaka ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Kenya dhinaca Belad xaawo iyo Mandera, kaasoo dhexmaray...

Axmed Madoobe oo maanta Imaanaya Muqdisho iyo Xog ku aadan halka uu degayo

Waxaa maanta galinka dembi lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaro Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo la filayo in uu...

Raisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo (Daawo Sawirro)

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland uu booqasho...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs