Jubbaland oo shaacisay mowqifka ay ka taagan tahay Shirka Dhuusamareeb 3 (Akhriso)

Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqday Beesha Caalamka inay Soomaalida ka caawiso qabsoomida Shirka Dhuusamareeb 3 oo loo dhan yahay.

“Jubbaland waxaa ay ku howlan tahay sidii loo badbaadin lahaa mirihii ka dhashay shirarkii Dhuusomareeb 1 iyo 2 isla markana waxaa ay diyaar u tahay in go’aan loo dhan yahay laga gaaro qabsoomida Doorashooyin la isku raacsan yahay oo dalka ka dhaca wakhtigii loogu tala galay” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland oo sidan hoose u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -