Madaxda Maamul goboleedyada oo galabta Nasiino u tagay Goobweyn (Daawo Sawirada)

Madaxda maamul goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa galabta nasiino iyo damaashaad waxa ay u tageen...

Axmed Madoobe oo kulan deg deg ah isugu yeeray Wasiirada Amniga iyo Taliyaasha ciidamada...

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isugu yeeray shir deg deg ah oo magaalada Kismaayo ku yeelanayaan Wasiirada Amniga iyo...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku sii jeeda Kismaayo & Xog ku aadan safarkiisa

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi C/llaahi & Wafdi uu horkacayo ayaa maanta ku sii jeeda Magaalada Kismaayo. warka ayaa sheegaya in ujeedada socdaalka...

Askari dil bareer ah u geestay Gabar Askariyad ah oo Xiriir Jaceyl kala dhaxeeyay

Wararka ka imaanaya deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in askari katirsan ciidanka Maamulka Jubbaland dil u geestay gabar askariyad ah ay...

Xukun Dil ah oo saakay lagu fuliyay nin Kufsi iyo Dil isugu daray Gabar...

Wararka aan ka heleyno magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay xukun dil ah lagu fuliyay nin lagu helay dambi ah...

Jubbaland oo War kulul ka soo saartay sharciga cusub ee doorashada (Akhriso)

Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sharci darro ku tilmaamay in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya uu ansixiyo Sharciga Doorashada,...

Al-Shabaab oo mar kale shan nin ku toogatay goob fagaare ah (Magacyada)

Fagaare ku yaalla degaanka Salagle ee gobolka Jubbada dhexe ayaa shalay galab lagu toogtay Illaa shan nin oo lagu eedeeyey iney u basaasayeen dowlado...

Axmed Madoobe oo War kasoo saaray dilkii loo geystay Suldaan Rashiid Durre

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tacsi u diray dhamaan Shacabka reer Jubbaland gaar ahaan ehelada qaraabada iyo Salaadiinta  geerida ku...

(Akhriso) Beesha caalamka oo War culus ka soo saartay doorashada Jubbaland

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Q/Midoobay oo ay soo saareen Wakiilada Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada Maamulka Jubbaland oo waan-waan ay ka...

Baarlamaanka Jubbaland oo War kasoo saaray Xayiraada Diyaaradaha iyo Xariga Janan (Sawirro)

Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa waxa ay kaga hadleyn xayiraada dowlada federaalka Soomaaliya kusoo rogtay diyaaradaha taga Kismaayo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs