Friday, April 26, 2024

Nabadoon ka soo horjeeday Axmed Madoobe oo Kismaayo lagu dilay

Wararka naga soo gaaraya Magaalda Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi caawa dabley hubeysan ay ku dhaawaceen  Suldaan Rashiid Dhure oo ka mid ah odayaasha...

Musharaxiinta ka horjeeda Axmed Madoobe oo lix qodob hor dhigay beesha Caalamka

Xili  magaalada Kismaayo ka socoto waanwaanta ay wadaan xubnaha beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan ka dhacay...

(Sawirro) Dibad-baxyo looga horjeedo DF oo ka socda degaano ka tirsan Jubbooyinka

Degaano ka tirsan gobolada Jubbooyinka ayaa waxaa saaka ka socda banaanbaxyo looga soo horjeedo xariga ay dowladda federaalka Soomaaliya u geysatay Wasiirkii Amniga Jubbaland...

Madaxdii Kismaayo gaartay oo wada kulamo u muuqda dhoolatus Siyaasadeed (Sawirro)

Waxaa magaalada Kismaayo ka socda galabta illaa caawa kulamo u muuqda dhoolatus siyaasadeed oo ay sameynayaan madaxii maanta gaartay halkaas si ay uga qeyb...

Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah la qaatay Donald Yamomoto (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis 23-Jannaayo-2020 magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmey Safiirka mareykanka u fadhiya Soomaaliya...

Wararkii Ugu Dambeeyay Iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa ka dhacay Iska hor imaad khasaaro geestay oo u dhaxeeyay Ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamo...

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Dhoobley, Xilli ay xiisad ka jirto xadka Somalia...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Safarka Madaxweynaha waxaa ku wehelinaya Xubno...

Qarax Khasaare xooggan geystay oo goor dhow ka dhacay degmada Belad-xaawo

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo qarax ayaa goor dhow xiligii duhurnimada ka dhacay maqaayad ku taala degmada Beledxaawo ee gobolkaasi. Qaraxan...

Maareeyihii dekadda Kismaayo & dad kale oo ku dhintay dagaal ka dhacay Magaaladaas

Maareeyihii dekadda Magaalada Kismaayo Cawil Cali Barre iyo laba qof oo kale ayaa caawa lagu dilay iska horimaad caawa ka dhacay magaaladaas sida ay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs