Wednesday, May 1, 2024

Madaxweyne Laftagareen oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan ku qaabilay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdicasiis Xasan Maxamuud Lafta gareen,...

Jubbaland oo ka deyrisay doorasho ka dhacda Magaalada Garbahaarey (Akhriso)

Kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiinta golaha fulinta iyo kan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ee kasoo jeeda Gobolka Gedo, ayaa lagu shaaciyey suurta galnimada doorasho...

Jubbaland iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay Masiirka kuraasta taala Garbahaarey

Madaxwayne ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa shir ku dhacay habka fogaan aragga la yeeshay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud...

(Daawo Sawirro) Madaxweyne caan ah oo gabadhiisa ka dhigay Madaxweyne ku-xigeen

Madaxweynaha Philippines Rodrigo Duterte Gabadha ugu wayn ilmaha ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweyne ku xigeenka wadanka. Mudo xileekeeda oo ah lix sano oo ay la...

Qarax lagu weeraray guri uu degnaa Sargaal Ciidan iyo Khasaaro ka dhashay

Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xalay qarax miino lagu weeraray guri uu magaaladaasi ka...

Maxay salka ku heysaa dhibaatada Laascaanood? (Dib ugu laabo taariikhda)

Somaliland siyaasadeedu waa mid togan oo cabireysa xaqiiqda dhabta ah ee maamulkeeda ka dhex jirta, inkastoo ay ku badan tahay qiiro xambaarsan ciilqab iyo...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Hirshabelle oo la Magacaabay (Akhriso)

Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Markuu arkay Oodobka 51aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay: Soo jeedinta Wasiirka Cadaaladda & Arrimaha Garsoorka uu...

Booliska DF oo soo bandhigay Sawirada iyo Magacyada askar shaqada laga eryey (Sawirro)

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey sawirada iyo magacyada askar laga eryey shaqada ciidankaas. Qoraal ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in labada askari...

Axmed Madoobe oo kashifay sababta madaxda dowladu uga caga jiidayaan fulinta xukunada dilka ah

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sheegay in dowlada Somalia ayb ka gaabisay fulinta xukunada dilka ah ee ay ridaan  maxkamadaha ciidamada,...

Dowlad goboleedkii ugu horeeyey oo ka jawaabay qoraalkii Wasiir Beyle (Akhriso)

Wasiirka Maaliyada Dowlad Goboleedka Juballand ayaa ka hadlay qoraal shalay ka soo baxay Wasiirka Maaliyada dowlada federaalka Somalia C/raxmaan Ducaale Beyle oo looga dalbaday...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs