Saturday, May 4, 2024

Al Shabaab oo saakay dagaal looga saaray deegaan ay gacanta ku hayeen

Ciidamo aad u hubeesan oo katirsan maamulka Jubbaland ayaa saakay weerar qorsheesan waxa ay ku qaadeen deegaanka Xagar oo hoostaga degmada Afmadow ee gobolka...

Nabadoon caawa lagu dilay Kismaayo & Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay

Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xasan (Jeeri) oo ka mid ahaa Nabadoonada soo xulayay xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland ayaa caawa Kismaayo lagu dilay. Sida wararku sheegayaan...

Wasiir ku wajahan Kismaayo xilli Madaxda dowlada laga mamnuucay iney halkaas tagaan

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar) ayaa ku sii jeeda maanta magaalada Kismaayo. Sida warku sheegayo Wasiir Oomaar ayaa marka...

Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo kusii jeeda Kismaayo iyo xaalad Cakiran oo…

Warar aan helnay ayaa sheegaya in saacadaha soo socda magaalada Kismaayo ay ku wajahan yihiin wakiilo ka socda beesha Caalamka si ay xal ugu...

Shirqoolo lagu beegsanayo Mucaaradka Axmed Madoobe oo la sheegay in Kismaayo ka bilaabatay

Siyaasiyiinta iyo dadkii kale ee kasoo horjeeday dib u doorashada Sheekh Axmed Madoobe ayaa lagu soo waramayaa in ay lasoo daristay cabsi la xariirta...

Sadex gudoomiye degmo oo loogu hanjabay xil ka qaadis, haddii aysan ka laaban..

Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa mar kale dowladda federaalka ku eedeeyay inay faragelin ku hayso qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Gedo,...

Axmed Madoobe: “Dowladda federaalku wey naga diiday in la wadahadlo”

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diidey inay wadahadal...

Cabdirashiid Janan oo si cad u inkiray inuu joogo Magaalada Mandhera

Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa sheegay inuusan ku sugneyn magaalada Mandera balse uu joogo magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. Waxa uu...

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo sheegay in uu joogo halka loo yaqaan No man’s land

Madaxweyne Ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa ka warbixiyay dagaalkii dhawaan ciidanka Jubbaland looga saaray...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs