Tuesday, April 30, 2024

Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug oo saakay la xareeyay xili uu …

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay guddiga farsamada iyo maamul dhisida Galmudug ay xareeyeen dhamaaan Odayaasha saxiixayaasha...

Beelihii isku fara saaray degaano ka tirsan Mudug oo heshiis hordhac ah gaaray (Sawirro)

Beelo ka soo ka soo kala jeeda Galmudug iyo Puntland oo dhowaan ku dagaalamay degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa galabta gaaray...

Saraakiisha XDS oo xabad joojin kala dhex dhigay beelihii ku dagaalamay Mudug (Sawirro)

Mas'uuliyiin ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Waxgaradka gobolka Mudug oo ku hawlan daminta xiisado colaadeed oo kasoo cusboonaaday Miyiga gobolkaas ayaa sheegay...

C/kariin Guuleed oo ka hadlay dagaalada ka soo cusboonaday gobolka Mudug

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedyada mar kale ka soo cusboonaaday degaano ka tirsan gobolka...

Shiikh Max’ed Shaakir oo War-Saxaafadeed xasaasi ah soo saaray, kana hadlay..(Akhriso)

Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa baaq nabadeed udiray Beelaha Walaalaha ah ee ku hardamaya Gobalka Mudug. Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan...

Dibed-bax ay ka qeyb qaateen boqolaal qof oo ka dhacay degmada Guriceel (Sawirro)

Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa maanta salaadii Jimcaha ka dib ka dhacay banaan-bax nabadeed oo ay dhigeen dad taageersan hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca. Waxaa...

Waa sidee xaalada degaanadii shalay lagu dagaalamay ee duleedka Gaalkacyo?

Xaalad deganaansho aan caga badan ku joogin ayaa ka jirta saaka tuulooyin hoos taga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay shalay ku dagaalameen...

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo dil ku xukuntay C/waaxid Axmed Faarax

Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa xukun adag ku riday askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo dhowaan askari kale...

Wararkii ugu dambeeyey Dagaal ka qarxay duleedka Magaalada Gaalkacyo

Dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socda degaano ka tirsan duleedka Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Maleeshiyaadka uu dagaalka ka dhexeeyo ayaa waxay...

Khilaaf xoogan oo ka taagan Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in khilaaf xoogan ka jiro Odayaasha saxiixayaasha ah ee soo xulaya Baarlamaanka cusub...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs