Friday, April 26, 2024

Liiska Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo la diyaariyay

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in la diyaariyay liiska inta badan Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka labaad ee maamulka...

Xildhibaan Runta u sheegay Xaaf ” Hadii han siyaasadeed kaaga jiro Galmudug tartanka soo gal”

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay Koonfurta magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay guddi uu sheegay in ay qaban qaabinayaan doorashada...

Akhriso: Xog ku aadan Sababta Madaxweyne Xaaf isku bedelay Waji cusubna ula soo baxay...

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo horey ugu dhawaaqay in Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka ku wareejiyay howlaha dib u...

(Akhriso) Guddiga Farsamada Galmudug oo shaaciyey liiska Xildhibaanadii ugu horeeyey

Guddiga Farsamada iyo dhismaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo Jimce ah shaaciyey liiska 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna Wal-Jamaaca laga siiyey Baarlamaanka Galmudug. Sheekh Maxamed...

(Sawirro) RW Khayre oo kulamo xasaasi ah ka wada Magaalada Dhuusamareeb

Ra'iisul Wasaaraha Somalia Xassan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Dhuusamareeb kula kulmay odayaasha dhaqanka degmada Xeraale. Khayre ayaa ka xog wareystay...

Xaaf oo ka baxay heshiiskii uu la galay DF, War cusubna soo saaray (Akhriso)

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa ka soo horjeestay qaabka ay dowlada federaalku...

RW Khayre oo xaliyey Khilaaf ka taagnaa soo xulida Xildhibaanada Galmudug (Sawirro)

Kulan ka dhacay galabta Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo afjaray khilaaf ka taagnaa soo xulista qaar ka mid ah Xildhibaanada cusub...

Hogaanka Ahlu Sunna oo Shuruudo adag hor dhigay Kheyre iyo Wararkii U Dambeeyay

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusomareeb ayaa kulamo la qaatay Hogaanka Ahlu Sunna si xal looga gaaro muranka...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo kulan xasaasi ah la qaatay Macalin Maxamuud iyo Xog ku...

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan xasaasi ah magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug kula qaatay Hogaamiyaha kooxda Ahlu Sunna...

Iska horimaad goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Dhuusamareeb

Iska horimaad ayaa caawa ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo ilaalada gudoomiyaha golaha ahlu sunna. Goob joogayaal aya sheegaya...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs