Saturday, May 18, 2024

Qorshe meesha looga saarayo Xildhibaanada Ahlu Sunna ku leedahay Baarlamaanka Galmudug oo socda !

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxda sare ee Galmudug ay wadaan qorshe ay ku doonayaan in meesha looga saaro qaar...

Masuuliyiintii Ahlu Sunna oo isaga baxay Dhuusomareeb iyo xog ku aadan halka ay joogaan

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug isaga baxeen inta badan masuuliyiintii Ahlu Sunna ee dhawaan...

Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay Wasiiro & Xildhibaano ka tirsan DF (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xalay kulan casho ah la yeeshay hay'adaha u xilsaaran dhammeystirka Dastuurka KMG, oo shalay gaaray...

Yaa qaadaya Masuuliyada khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Dhuusomareeb ?

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug maalmo kahor waxaa ka dhacay dagaal saacado badan socday oo dhax maray ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa kooxda...

(Sawirro) Madaxweyne Qoorqoor oo caawa la caweeyey Bulshada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa caawa la caweeyay bulshada Caasimada Dhuusamareeb. Qoorqoor ayaa ka dhageystay dhalinyarada iyo waxgaradka uu magaalada kula...

Madaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay Miisaaniyada cusub ee Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa xalay munaasabad casho sharaf ah u sameeyay Xildhibaanada dowlad Goboleedka Galmudug oo dhawaan ansaxiyay miisaaniyada uu sanadkan ku shaqeenayo maamulkaasi. Madaxweyne...

Hogaamiyihii Ahlu suna Macalin Max’uud oo safar qarsoodi ah ku jooga Garoowe

Hogaamiyaha Ahlu-suna Macalin Maxamuud Shiikh Xasan oo shalay ka dhoofay magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay inuu socdaal qarsoodi ah ku joogo magaalada Garowe ee...

Warar sheegaya in Macalin Maxamuud ka baxay Dhuusomareeb iyo xog ku aadan halka uu...

War goordhaw naga soo gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Hogaamiyihii Ahlu Sunna Macalin Maxamuud uu isaga tagay magaaladaasi kadib...

Halkuu ku dambeeyay Qorshihii la doonayay in Muqdisho lagu keeno Hogaanka Ahlu Sunna ?

Waxaa shalay ilaa xalay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka socday kulamo xasaasi ah oo looga arinsanayay dagaalkii magaaladaasi ka dhacay ee sababay...

Hogaamiyaha Ahlu Sunna oo la geeyay Madaxtooyada Galmudug lana kulmay Qoor Qoor

Hogaamiyihii kooxda Ahlu Sunna ee isku dhiibay ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya y Macalin Maxamuud ayaa xalay xili dambe la geeyay xarunta Madaxooyada Galmudug ee...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs