Sunday, April 28, 2024

Cumar Filish oo hab Maamuus hoose loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb (Sawirro)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Dhuusamareeb. Qaab maamuus hoose ayaa...

Farmaajo oo Madaxda 3 dowlad goboleed oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa caawa halkaas kulamo kula leh...

(Sawirro) Wafdi uu horkacayo Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug...

Xabsi cusub oo laga dhisayo Dhuusamareeb & Wasiir Fiqi oo dhagax dhigay (Sawirro)

Wasiirka amniga gudaha Galmudug, Axmed Macallin Fiqi oo uu wehliyo taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug ayaa booqasho ku tagay Maanta saldhigga caasimadda Dhuusamareeb. Wasiirka iyo taliyaha...

(Sawirro) Guddoomiye Gacal oo furay laami cusub oo isku xiraya labada dhinac ee Gaalkacyo

Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta Xariga ka jaray waddo laami ah oo isku xirta Woqooyiga iyo...

Faahfaahin: Sarkaal ka tirsan ciidanka NISA oo lagu weeraray hoygiisa

Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa xalay ka dhacay qarax lagu weeraray guri halkaas ku yaalla oo la sheegay inuu degan yahay sarkaal...

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Galmudug oo xariga ka jaray qeyb lagu kordhiyey Isbitaalka Gelinsor

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug Dr. Mahad Caabi Ciise iyo xubno la socday ayaa maanta howlo shaqo u tagay degmada Galinsoor ee...

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo magacaabay Guddi ka kooban shan xubnood

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa magacaabey Guddi ka shaqeynaya diyaarinta Xaflada daah furka kalfadhiga labaad ee Gollaha oo ku beegan maalinta Isniinta...

Wasiir Fiqi oo fuliyey dalab ka yimid ciidanka xerada tababarka Indho-qaris (Sawirro)

Masjidka Al-Towba oo ay maalgaliyeen jaaliyadda Yurub ee Gobolka Mudug-Galmudug ayaa maantay wasiirka Amniga Galmudug Md. Axmed Macallin Fiqi uu ka daahfurey dugsiga tababarka...

Madaxdii ka qeyb gashay shirkii Dhuusamareeb oo loo sameeyey Xaflad sagootin ah (Sawirro)

Munaasabad sagootin ah ayaa xalay Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug loogu sameeyay Madaxda ka qayb gashay shirkii wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowlada Goboleedyada oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs