Friday, April 26, 2024

Duqeymo culus oo saakay ka dhacay Deegaano ay joogeen Al Shabaab iyo Dowladda oo...

Wararka ka imaanaya magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay deegaanno hoostaga magaaladaasi ka dhaceen duqeymo culus oo ay geesteen diyaaradaha dagaalka...

Madaxweyne Axmed Baasto oo magacaabay Wasiiro maamulkiisa kamid noqonaya (Magacyada)

Axmed Maxamuud Xasan ( Baasto) oo dhawaan Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug oo ku sugan Cadaado u doorteen Madaxweyne ayaa maanta ku dhawaaqay qaar kamid...

Faahfaahin: Ku dhowaad 10 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Bacaadweyne

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen gaari ay la socdeen dad rayid ah oo qarax uu ku qabsaday...

Daawo Sawirada Ninkii doonayay in uu isku qarxiyo Guriceel oo lasoo bandhigay iyo Jirdil...

Ciidamada Ahlu Sunna ayaa maanta degmada Guriceel ku qabtay nin dhalinyaro ah oo doonayay in uu isku qarxiyo munaasabad magaaladaasi ka socotay ayna ka...

Wareegto ku saabsan Muddo Xileedka Baarlamaanka Galmudug ee Waqtiga Kalaguurka oo lasoo saaray

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Wareegto uu soo saaray kusoo dhaweeyay Qoraalkii dhawaan kasoo baxa Wasaarada Arimaha Gudaha ay ka...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Qoorqoor iyo guddiga doorashada heer federaal?

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, Guddiga Doorashada Galmudug iyo xubno ka socday...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee lagu doortay Galmudug (Sawirro)

Maxadaxwaynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan guud laqaatay xildhibaanada cusub ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhawwaan lagu doortay...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo digniin adag siiyey Maamulka Galmudug

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa uga igay Maamulka Galmudug inay faragelinta ka daayaan degmada Matabaan, isagoo si cad u sheegay in...

(Sawirro) Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray Gaalkacyo iyo Xog ku aadan ujeedka safarkiisa

Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo safar shaqo ku tagay magaalada Gaalkacyo galinkii danbe ee maanta. Waxaa si wayn ugu soo dhaweeyay Wasiiro...

Madaxweyne Xaaf oo bilaabay dhaqan galinta amar uu dhowaan soo saaray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa booqday waaxda dhul bixinta Xarunta Dawladda Hoose ee Magaalada Gaalkacyo. Xaaf ayaa bilaabay qaadashada waraaqda lahaanshaha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs