Friday, May 17, 2024

Madaxweyne Qoor Qoor oo wada abaabulka Dagaal ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku maraya deegaano katirsan Gobolka Galgaduud, ayaa  la kulmay odayaasha...

Sheekh Shaakir oo la kulmay Taliyaha ugu sareeya Ciidamada AMISOM (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray saraakiil uu hogaaminayay taliyaha ugu sareeya ciidamada AMISOM Jen. Ticabu Yilma oo u dhashay dalka Itoobiya. Taliyaha...

Booliiska oo ka hadlay Dagaal Dhuusomareeb ku dhax maray Ciidamo kala taabacsan Kulane Jiis...

Waxaa magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa kala taabcasan labo musharax...

Sheekh Shaakir oo War Saxaafadeed soo saaray kana hadlay Go’aanka dowlada ee…

Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray kusoo dhaweeyay go'aanka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ee ku shaacisay...

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo War cusub soo saaray

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa xili kordhin u sameeyey waqtiga loo asteeyey is diiwaangelinta musharixiinta Madaxweynaha Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo...

(Video) Dagaalkii ka socday Dhuusamareeb oo xoogeystay iyo duqeyn culus oo ka socota

Waxaa sii xoogeystay wixii ka dambeeyey duhurnimadii maanta dagaalo culus oo saaka ka bilowday magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud kuwaasoo dhexmaraya ciidamada dowlada iyo...

Culimaa’udiin Soomaaliyed oo bulshada uga digay Gudniinka FGM-ka (Sawirro)

Aqoon isweydaarsi ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasoo looga hadlayay xoojinta wacyi gelinta la...

Saraakiisha Muhiimka ah ee ku dhintay kuna dhaawacmay Dagaalka Guriceel (Akhriso Magacyada)

Dagaalka u dhaxeeya Ciidamada dowlada federaalka ay wehliyaan kuwa maamulka Galmudug iyo xooga Ahlu Sunna ee wali ka socda magaalada Guriceel ayaa dhaliyay khasaaro...

Mid kamid ah Beelaha Dega Galmudug oo diiday ka qeyb galka Shirka Dib u...

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ka dhacay kulan ay yeesheen xubno katirsan guddiga dib u heshiisiinta maamulka Galmudug iyo Waxgaradka Beesha Saleemaan. Kulanka...

Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdigiisa oo gaaray degmada Cadaado (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cadi Kaariye iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud Boqolaal Dadweyne ah ayaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs