Saturday, May 4, 2024

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka qeybgalay munaasabad Caleemo saar ah (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Balanbal ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema saarayo gudoonka cusub ee dhawwaan...

Baarlamanka Galmudug oo maanta ka doodaya Mooshinka ka yaalla guddoomiye Cali Gacal Casir

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta waxay kulan ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, sida ay sheegeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa...

Xildhibaanada Galmudug ee Cadaado oo doortay Madaxweyne cusub (Daawo Sawirro)

Axmed Maxamed Maxamuud (Baasto) ayaa goor dhow loogu doortay magaalada Cadaado madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug. Baasto oo horey u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha...

Maxaa ka jira in Madaxweyne Xaaf xilka ka qaaday Madaxa Xukuumada Galmudug ?

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada lagu faafinayay Warqad la sheegay in ay kasoo baxday Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, waxaana Warqada lagu...

Degaano ka mid ah gobolada dhexe ee Somalia oo maanta laga sooman yahay

Qeybo ka mid ah gobolada dalka ayaa maanta laga sooman yahay xili, dunida muslimka inteeda badan iyo Soomaaliya inteeda kale looga dabaaldegayo Munaasabada maalinta...

(Daawo Sawirro) Sida RW Khayre & wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

Wafdi uu horkacayo Raisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre oo galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Raisul Wasaaraha oo ay wafdigiisa ka...

Banaan bax looga soo horjeeday Go’aankii R/W Kheyre oo maanta la dhigay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug ka dhacay banaan bax looga soo horjeeday go'aankii Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya ku shaaciyay in Dhuuso Mareeb...

RW Kheyre oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Galmudug (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug kula kulay guddiga qaban-qaabada Shir-weynaha dib-u-heshiisiinta...

C/kaafi Maxamed Max’uud oo ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyey

Wasiirka Qorsheynta Galmudug Cabdikaafi Maxamed Max’uud ayaa ka soo horjeestay Wareegto xilka looga qaaday oo ka soo baxday madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Cabdikaafi...

Madaxweyne Xaaf oo Waji cusub lasoo baxay kana laabtay go’aankiisii hore !!

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabada xiritaanka shirka dib u heshiisiinta Galmudug ayaa shaaca...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs