Friday, May 17, 2024

Xaaf oo mar kale dib ugu laabtay Dhuusomareeb uu safar deg deg ah uga...

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo labo maalin kahor gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa maalin kadib si...

(Sawirro) Madaxweyne Qoor-qoor oo si diiran loogu soo dhoweeyey Caabudwaaq

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) iyo wafdi Ballaarran uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn heersare ah loogu sameeyey Degmada Cabudwaaq ee waqooyiga Gobolka...

Madaxweyne Qoor-qoor oo tababar u soo xiray ciidamo loo diyaariyey Al-Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga soconayay Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada tababarka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Xaalku ku xun yahay iyo cabsi badan oo lasoo daristay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo marar badan ku cel celiyay in uu yahay siyaasi dhax dhaxaad ah oo isku wadi kara Muxaafid iyo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku mashquulsan xalinta Xiisad ka dhalatay Dilka Sheekh Cali Dheere

Madaxweynaha dowlada goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ku sugan Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa halkaasi ka wada dadaalo lagu xalinayo xiisad ka...

Galmudug oo si adag uga hadashay Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Galbeedka...

Maleeshiyaad hubeesan ayaa shalay weerar dad lagu dilay kuwa kalana lagu dhaawacay ka geestay deegaanka u dhexeeya Goldogob iyo Saaxa-wanaag ee Galbeedka gobolka Mudug...

Banaan bax looga soo horjeeday Al Shabaab oo maanta la dhigay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday kooxda Al Shabaab ee dagaalka ka wada...

Madaxweyne Qoor Qoor oo shir xasaasi ah Gudoomiyay Baaqna u diray Ahlu Sunna (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo xalay ka dhacay Xarunta Madaxtooyada DGM. Kulanka ayaa diirrada lagu...

Saraakiisha Muhiimka ah ee ku dhintay kuna dhaawacmay Dagaalka Guriceel (Akhriso Magacyada)

Dagaalka u dhaxeeya Ciidamada dowlada federaalka ay wehliyaan kuwa maamulka Galmudug iyo xooga Ahlu Sunna ee wali ka socda magaalada Guriceel ayaa dhaliyay khasaaro...

Taliye Ciidan iyo Xubno kale oo qaatay shahaadada diiwaan gelinta Doorashada (Sawirro)

Guddiga hirgalinta Doorashada ee heer dowlad goboleed Galmudug ayaa diiwaan geliyay qaar kamid ah musharaxiinta u tartameysa kuraasta ugu horeesa ee doorashada ee ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs