DEG DEG: Dagaal culus oo goor dhow ka qarxay Magaalada Dhuusamareeb

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka qarxay magaalada Dhuusamareeb kaasoo dhexmaraya ciidamada dowlada ee taageeraya maamulka Galmudug iyo kuwa ahlu suna. Dagaalkan...

Hooyo iyo Ninkeeda oo dil argagax leh u geestay gabar yar (Daawo Sawirada)

Deegaan kuyaala duleedka magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa ka dhacay dil dad badan ka argaxeen, waxaana dilkan uu noqday mid hadal heyn...

Madaxweyne Qoor-qoor & Wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweynaha iyo...

Faahfaahin: Sarkaal ka tirsan ciidanka NISA oo lagu weeraray hoygiisa

Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa xalay ka dhacay qarax lagu weeraray guri halkaas ku yaalla oo la sheegay inuu degan yahay sarkaal...

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan DF oo lagu laayey weerar ka dhacay Galgaduud

Waxaa soo baxaya faahfaahino  ku saabsan weerar gaadmo ah oo galabta lagu qaaday gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda  Soomaaliya xilli ay...

Shirkii Dhuusamareeb oo saaka dib u bilowday iyo Axmed oo lagu soo celiyey

Shirkii Madaxda DF iyo Dowlad goboleedyada ayaa dib uga Furmay saaka magaalada Dhuusamareeb iyadoo ay dhamaan madaxdu u dhan yihiin sida wararku nagu soo...

Jenaraal Subxaanyo oo geeriyooday iyo Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday General Cabdulqaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo katirsanaa aaraakiishii hore ee ciidanka xooga Soomaaliyeed, waxaana la sheegay Janaraalka in uu...

Sii Akhriso Magacyada Lixda Senator ee maanta lagu dooran doono Dhuusomareeb

Waxaa goordhaw la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug si rasmi ah uga bilaabato doorashada lix Senator oo Galmudug uga mid...

Wararkii Ugu Dambeeyay Kulamo Xasaasi ah oo caawa ka socda Dhuusomareeb

Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Dhuusomareen waxaa caawa ka socda kulamo looga arinsanayo xaalada siyaasadeed ee kusoo kosoo korortay Galmudug gaar ahaan xiisada dagaal...

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo baaq u diray Madaxweynaha Galmudug

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa xiligan maraya heer gabo gabo ah, waxaana hada harsan kaliya in la doorto labo Senatror...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs