Sunday, May 19, 2024

Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Cadaado

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa...

Kheyre oo dadweyne badan kula hadlay Masjid kuyaala Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan tahay midnimada Galmudug, si loo dhameystiro howlgalka Al Shabaab looga...

Dowlada Somalia oo si buuxda loogu wareejiyey amniga Magaalada Dhuusamareeb

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa  maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Mas’uuliyadda amniga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Munaasabad arrintan la xiriirta ayaa saaka lagu qabtay...

Wasiirka Arimaha gudaha oo ka hadlay Xiisadii u dhaxeysay Dowlada iyo Ahlu Sunna (Daawo...

Wasiirka arrimaha gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye oo kulan la qaatay ganacsatada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay xiisadii ka taagneyd Dhuusomareeb ee u dhaxeysay Dowlada...

Doonyo hub & saanad Milateri ka dejiyey xeebta Hobyo & Xog ku aadan cida...

Doonyo Hub fara badan ka qaaday Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay iney gaareen degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Sida wararku sheegayana doonyahan hubka siday ayaa...

Qaar kamid ah Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la xareeyay (Daawo Sawirada)

Guddiga farsamada iyo maamul u dhisida Galmudug ayaa galabta xerada Shiirkole ee magaalada Dhuusomareeb waxa ay ku xareeyeen qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee...

Iska horimaad goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Dhuusamareeb

Iska horimaad ayaa caawa ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo ilaalada gudoomiyaha golaha ahlu sunna. Goob joogayaal aya sheegaya...

Musharaxiin u taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug oo Isbaheysi sameestay

Sadex kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug oo galabta Warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug ayaa shaaciyay in ay...

Ahlu Sunna oo shaacisay iney Maamul ka madax banaan DF ka dhiseyso Galmudug

Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa mar kale waxay ku eedeeyeen dowladda Federaalka ay afduubatey howlaha doorashooyinka ee ka socda Dhuusamareeb,isla markaana ay baal martey hehsiiskii ay...

IGAD oo qoraalo shaki abuuray ka soo saartay doorashadii Madaxweyne Qoor-qoor

Urur goboleedka IGAD ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Galmudug, iyadoona qoraalka aan lagu soo hadal qaadin Doorashadii maanta ka dhacday...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs