Friday, April 26, 2024

Qadar oo Mashaariic kala duwan ka fulineysa magaalada Baydhabo (Daawo Sawirada)

Dowlada Qadar oo kamid ah dowladaha xiligan sida weyn u taageera dowlada federaalka Soomaaliya ayaa mashaariic kala duwan ka fulineysa magaalada Baydhabo ee xarunta...

Ciidamada Dowlada oo dagaal kula wareegay deegaano Al Shabaab maamulayeen

Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa howlgalo ka fuliyay deeegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose ay maamulayeen Al Shabaab, waxaana howlgalkaasi intii uu socday ka dhashay khasaaro...

Ciidamada Xoogga dalka oo sheegay iney qabteen walxaha qarxa iyo dadkii watay

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen magaalada Marka ku soo qabtay Afar qof oo ay sheegeen iney ka tirsan yihiin...

(Sawirro) Wafdi uu horkacayo Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia oo gaaray Xudur

Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Sheekh C/raxmaan iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool. Mursal ayaa waxaa...

Laftagareen oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil isugu jira Soomaali & Itoobiyaan (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo booqashonku jooga magaalada Xudur ayaa gudoomiyey kulan ay isugu yimadeen saraakiisha laamaha amaanka gobolka Bakool. Waxaa shirkan looga...

Waa sidee Xaalada degmada Wanle-weyn oo shalay dagaalo ay ka dhaceen?

Waxaa saaka degan xaalada degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose ka dib dagaalo shalay oo dhan ka socday gudaha iyo hareeraha degmadaas. Dagaalkan ayaa dhexmaray maleeshiyooyin...

Maraykanka oo shacab ku dilay duqeyn ka dhacday degaanka Kuunyo Barrow (Daawo Sawirro)

Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa xaqiijiyey iney duqeyn ka fuliyeen gobolka Sh/hoose, gaar ahaan degaanka Kuunyo Barrow. Qoraalka uu talisku soo saaray ayaa lagu...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii degmada Wanle-weyn & Maamulka Sh/hoose oo ka hadlay

Rasaas goos goos ah ayaa weli laga maqlayaa gudaha degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose oo saaka aroornimadii uu ka qarxay dagaal u dhexeeya labo...

Dagaal goor dhow ka qarxay degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose

Sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray dagaal ayaa saaka qarxay degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose kaasoo u dhexeeyo labo maleeshiyo beeleed. Dagaalka...

Madaxweyne Laftagareen oo lagu soo dhoweeyey degmada Wanle-weyn (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xassan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi la socday aya maanta gaaray degmada Wala-weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaa soo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs