Friday, April 26, 2024

Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Saddex nin

Maxkamada sare ee ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday maanta Saddex askari oo ka kala tirsanaa Ciidamada Xoogga dalka,...

Ciidanka dowlada oo toogasho ku dilay nin ku hubeysnaa bam gacmeed

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Buur hakaba ee gobolka Bay ciidamada amaanka degmadaas ayaa maanta toogasho ku dilay nin watay bam...

Al-Shabaab oo saaka dagaal ku qabsatay Saldhig ay leeyihiin Ciidamada dowlada

Dagaal culus ayaa saaka ka dhacay degaanka Daynuunay oo ku dhow magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo xoogag taabacsan Al-Shabaab. Sida...

Dowlada Israel oo go’aan culus ka qaadatay Ilhaan Cumar & Rashida Taib

Israel ayaa ka mamnuucday Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka booqasho ay qorsheeyeen inay ku tagaan Qudus iyo Daanta...

Guddi baaraya Dhacdadii magaalada Baydhabo oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdulcasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay guddi loo xil saaray in baaritaan ku sameeyeen dadkii shacabka ahaa ee 9kii Bishan...

Saraakiil booqday degmada Aw-Dheegle oo dhowaan laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo la kulmay maamulka degmada Awdheegle ee gobolkaasi ayaa kala hadlay la shaqeynta Ciidanka xoogga,ka dib markii safar xagga dhulka...

Siyaasi hore oo ka mid noqday dad saaka lagu dilay duleedka Baydhabo

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Baydhabo falal kala duwan oo lagu dilay 5 qof ayaa ka dhacay duleedka Magaaladaasi, markii kooxo hubeysan...

Odayaal u hogaansamay amar dhowaan ka soo baxay Al-shabaab oo xabsi la dhigay

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Odayaal ka mid ahaa ergadii soo xulatay Xildhibaanada baarlamanka Somalia oo u hogaansamay amar dhowaan ka soo...

Raisul Wasaare Boris Johnson oo walaalkiis ku soo daray golihiisa Wasiirada

Ra’’iisul Wasaaraha cusub ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa walaalkiis u magacaabay xil cusub ka dib markii uu ku dhawaaqay magacyada golaha wasiirada cusub. Boris ayaa...

Qarax aysan jirin cid ka badbaaday oo gaari BL ah ku haleelay duleedka Afgooye

Dad shacab ah ayaa ku dhamaaday galabta Qarax Miino oo haleelay gaari BL ah oo ay wateen kaasoo marayey agagaarka degmada Afgooye ee Gobolka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs