Friday, April 26, 2024

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha dagaalkii saaka ka dhacay Goof-gaduud

Ciidamada dowlada ayaa dib ula wareegay degaanka Goof-guduud ee duleedka magaalada Baydhabo ka dib markii ay saaka qabsadeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo weerar...

Madaxweyne Lafta Gareen oo sheegay in Abuu Mansuur uusan Xirneyn uuna degan yahay guri...

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo dhawaan u dabaal degay sanad guuradii koobaad ee kasoo wareegtay markii la doortay ayaa...

Al Shabaab oo saakay weerar xoogan ku qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Milatariga

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroor hore weerar xoogan waxa ay ku qaadeen deegaanka Goof Gaduud oo kuyaala duleedka...

Mahad Salaad oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Laftagareen

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa jawaab ka jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen oo si aan...

Madaxweyne Laftagareen oo si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan DF (Sawirro)

Xuska sanadguuradii 1-aad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay lagu qabtay...

Dagaal khasaare nafeed geystay oo ka dhacay duleedka degmada Afgooye

Dagaal ayaa saaka ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo dabley ka tirsan ka tirsan Al-Shabaab. Dagaalka ayaa...

Laftagareen: “Waxaa jira dad aan jecleyn horumarka shacabka reer Koonfur Galbeed”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Max’ed (Laftagareen) ayaa sheegay in Maamulkiisa uu ku tallaabsaday sanadkii uu joogay horumar ballaaran, isla markaana ay...

Fatahaad & daadad iswata oo saameeyey xaafado ka tirsan deg. Afgooye (Sawirro)

Webiga shabelle ayaa fatahaad ka sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose iyo tuulooyinka hoos yimaada saacadihii ugu dambeeyey. Fatahaada webiga ayaa si weyn u saameysay...

Qarax ka dhacay degmada Aw-dheegle iyo Ciidamada dowlada oo howlgalo wada

Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa howlgalo baaritaano ah ka wada qeybo ka mid ah degmada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs