Wednesday, May 1, 2024

Muxuu taliyaha ciidanka Dhulka kala hadlay Shacabka degaanka Janaale? (Sawirro)

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa u sheegay shacabka reer Jannaale inay gacan ka geystaan siddii al-shabaab looga xoreyn...

(Akhriso) Guddiga doorashada gudoonka Baarlamanka K/Galbeed oo la magacaabay

Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, Xildhibaan Xasan Cabdinuur Aaden (Xasan Aalbaro) ayaa Maanta oo Arbaco ah...

Digniin laga bixiyey qorshe la isaga horkeenayo beelaha Hawiye & Digil iyo Mirifle

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa ka digay qorshe la isaga horkeenayo beelaha Hawiye iyo Digil Mirifle oo ay wadaan wasiiro iyo xildhibaano ka...

Ciidanka Danab oo Janaale ka bilaabay talaabooyin ay shacabka kusoo jiidanayaan (Sawirro)

Deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose maalmo kahor waxaa dagaal kula wareegay ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska ee loo yaqaan Danab. Ciidanka ayaana...

Liiska Xildhibaanada K/Galbeed oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada & Qabiilada)

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed  lagu soo bandhigay liiska Xildhibaanada Baarlamaanka labaad uu yeelanayo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya...

Taliyaha Xoogga dalka oo Baydhabo gaaray & Xog ku aadan ujeedka safarkiisa (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiil kale ayaa maanta gaarey Magaaladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Waxaa Taliyaha Garoonka dayuuradaha...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo xariga ka jaray garoonka Dayuuradaha Baraawe (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo socdaal shaqo ku gaaray caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha magaalada...

Madaxweyne Farmaajo oo maanta tagaya magaalo katirsan gobolka Shabeelaha Hoose

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu tago magaalada Baraawe ee caasimada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Qaban...

Laftagareen oo xariga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee degmada Diinsoor (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Md, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta xarigga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee Degmada Diinsoor ee Gobolka...

(Sawirro) Nin isku diyaarinayey weerar isqarxin ah oo lagu qabtay Baydhabo

Booliska Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku soo bandhigay Nin xirnaa jaakad miineysan oo ay sheegeen inuu doonayay inuu fuliyo qarax ismiidaamin ah Ninkan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs