Haweeneydii ugu Horeesay oo kamid noqoneysa Aqalka sare oo goordhaw la doortay

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa goordhaw magaalada Baydhabo ku doortay Senator ZamZam Ibraahin Cali oo horey uga tirsaneed Xildhibaanada Aqalka Sare ee...

Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Aqalka Sare ee maanta ka dhaceysa Baydhabo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ka dhacdo Doorashada xubno katirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...

Diiwaangalinta musharaxiinta xubnaha aqalka sare ee K/galbeed oo Baydhabo ka socota

Diiwaangalinta 10 Murashax oo u tartami doona shan kursi oo ka mid ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanya ka bilaabatay Magaalada Baydhabo Xubnaha...

(Sawirro) Muxuu Laftagareen kala hadlay Gudiyada Doorashooyinka Koonfur Galbeed?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa caawa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo waxa uu kulan isugu jiray Casha-sharaf iyo kala...

Xildhibaanada qaban qaabinayada Doorashada Aqalka Sare ee KG oo la magacaabay

Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Amb Cali Saciid Fiqi ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Xildhibaanada qaban qaabinaya doorashada Xubnaha aqalka sare...

Koonfur Galbeed: Sidee Bay DF Kusoo Ceshan Kartaa Kalsoonida Shacabka oo Luntay?

Xabsiga Mukhtaar Roobow waxuu daboolka ka qaaday dhaqanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) aan waafaqsanayn  Dastuurka iyo xeerarka dalka, haddii kale kuma aysan hayseen xabsiga muwaaddin...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Mr. Atul Khare iyo wafdi uu horkacayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Agaasimaha Taakulaynta Xafiiska Xoghayaha guud...

Gabar ka dhooftay Muqdisho oo lagala baxay guri ku yaalla Magaalada Jigjiga

Qureysh Abiib Xuseen oo ah gabadh da’ yar ayay booliska dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya kala baxeen gurigeeda oo ku yaalla magaalada Jigjiga Maalmo dhowr...

Madaxweyne Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo u dhoofay dalka Nigeria

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka ambabaxay galabta Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho isagoo ku...

Miltariga Soomaaliya oo howlgal ku dilay Dagaalyahano katirsan Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee ku sugan degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa dagaal adag la galay dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo weerar ku qaaday...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs