Wednesday, May 15, 2024

(Sawirro) Maxay ku heshiiyeen madaxda Maamulada Hirshabelle & K/Galbeed?

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo kan Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta shir uga furmay magaalada Baydhabo ayaa kaga wad...

(Akhriso) Guddiga doorashada gudoonka Baarlamanka K/Galbeed oo la magacaabay

Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, Xildhibaan Xasan Cabdinuur Aaden (Xasan Aalbaro) ayaa Maanta oo Arbaco ah...

Wabiga Shabelle oo ku fatahay degmada Afgooye iyo degaano hoos taga (Sawirro)

Wabiga shabelle ayaa ku fatahay tuulooyin hoostaga degmada Afhooye ee gobolka shabeelaha hoose waxaana ka dhashay qasaare isugu jira burbur guryo,beero iyo barakac dadkii...

Sargaal kasoo goostay dagaalyahanada Al Shabaab oo lasoo bandhigay

Degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose waxaa lagu soo bandhigay sargaal la sheegay in uu katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab kana soo xoogstay kooxdaasi sida...

Koonfur Galbeed: Sidee Bay DF Kusoo Ceshan Kartaa Kalsoonida Shacabka oo Luntay?

Xabsiga Mukhtaar Roobow waxuu daboolka ka qaaday dhaqanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) aan waafaqsanayn  Dastuurka iyo xeerarka dalka, haddii kale kuma aysan hayseen xabsiga muwaaddin...

Laftagareen oo Warbixin laga siiyay sida loo qabanayo Doorashada Golaha Shacabka (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur...

Dowlada Itoobiya oo ka carootay talaabo uu qaaday Maraykanka, kana dalbatay..

Itoobiya ayaa ka dalbatay Mareykanka inuu xiriir diblomaasiyadeed oo toos ah la sameeyo halkii uu Kenya kala hadli lahaa arrimo khuseeya dalkooda Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha...

Doorashada Kuraastii ugu Dambeesay ee taallay Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee taallay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulkaasi. Maamulka Koonfur...

Dagaal culus oo degmada Diinsoor ku dhax maray Al Shabaab iyo Ciidamada Itoobiya

Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada Itoobiya ee saldhig ku...

(Sawirro) Dayurad Milateri oo Madaxweyne Laftagareen ka qaaday Baydhabo

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa dayuurad Milateri oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ka raacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Laftagareen ayay wararku sheegayaan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs