Sunday, April 28, 2024

Isgaarsiinta Baydhabo oo hawada laga saaray iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta hawada laga saaray isgaarsiintii magaaladaasi ka shaqeeneysay. Sida...

(Akhriso) Guddoomiye degmo oo xilka laga qaaday & mid cusub oo la magacaabay

Guddoomiyihii degmada Baraawe ee gobolka Sh/ hoose ayaa xilka laga qaaday, iyadoo lagu bedelay gudoomiye cusub. Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee...

Weriye ka tirsan Idaacadda VOA oo la dhigay xabsiga Magaalada Baydhabo

Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la sheegay iney xabsiga u taxaabeen wakiil wareedkii Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ee magaaladaas Mukhtaar Maxamed Catoosh. Wararka ayaa...

Dab caawa qabsaday qeybo ka mid ah Suuqa ganacsiga degmada Wanle-weyn (Sawirro+Video)

Dab ayaa la soo sheegayaa inuu caawa ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan wararka naga...

Dad hor leh oo loo xiray Dil arag lahaa oo dhawaan ka dhacay magaalada...

Ciidamada amaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay dad lagu tuhmayo in ay ku lug lahaayeen dil argagax lahaa oo dhawaan magaalada Baydhabo...

Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo loo doortay Senator katirsan Aqalka Sare

Waxaa magaalada Baydhabo ka socota doorashada Sentarada Aqalka Sare ee uga harsanaa dowlad goboleedka Koonfur Galbeed , waxaana goordhaw la doortay Senator cusub oo...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Suuq kuyaala Bardaale

Wararka ka imaanaya degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta halkaasi ka dhacay qarax xoogan oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira...

Shan ka mid ah Xildhibanada Golaha shacabka oo lagu doortay Baydhabo (Magacyada)

Gudigga Dorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay natiijadda Doorashada Shan kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Magaalada Baydhabo. Gudiga ayaa...

Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada qarax lagu dilay Ciidamo Itoobiyaan

Wararka ka imaanaya magaalada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in qarax lagu weeraray kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay duleedka magaalada , waxaana...

Kumaandooska Soomaaliya oo burburiyay doon ay adeegsan jireen Al Shabaab

Ciidamada kumanaadooska Soomaaliya gaar ahaan kuwa Gorgor ayaa howlgal qorsheesan oo ka dhan ah Al Shabaab waxa ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga deegaanka Bariire...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs