Saturday, May 18, 2024

Musharaxiinta Gudoonka Baarlamanka KGS oo maanta khudbadahooda jeedinaya

Xildhibaannada cusub ee Baarlamanka labaad ee Koonfur Galbeed ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Baydhabo, iyagoo dhegeysanaya musharixiinta u taagan qabashada xilka guddoonka Baarlamanka...

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab & ilaaladiisa oo lagu dilay gobolka Sh/hoose

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibadood Maraykanka howlgal ay ka fuliyeen nawaaxiga degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelada Hoose ay ku...

Madaxweyne Lafta Gareen oo si heer sare ah Muqdisho loogu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa goordhaw kasoo degay...

Haweeneydii ugu Horeesay oo kamid noqoneysa Aqalka sare oo goordhaw la doortay

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa goordhaw magaalada Baydhabo ku doortay Senator ZamZam Ibraahin Cali oo horey uga tirsaneed Xildhibaanada Aqalka Sare ee...

Diyaarad ku gubatay Garoonka Diyaaradaha Doolow (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha degmadaasi goordhaw ku gubatay diyaarad nuuca yar yar oo halkaasi ka...

(Akhriso) K/Galbeed oo shaacisay doorashada 5 ka Mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga doorashooyinka Maamulka K/galbeed Somalia ayaa caawa shaaciyey doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta caawa la shaaciyey ayaa beelaha iska leh waxay...

Ciidamada Gorgor oo gacanta ku dhigay rag la sheegay in ay katirsan yihiin Al...

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska Gorgor ayaa gacanta ku dhigay saddex nin oo dhallinyaro ah oo ciidamada sheegeen in ay katirsan yihiin...

Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho soo gaaray iyo Xog ku aadan ujeedka Socdaalkiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa Safar shaqo kuso gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Garoonka...

Laftagreen oo Shir deg deg ah la qaatay saraakiil Ammaan oo ay Ajaaniib ku...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta guddoomiyey Shir deg deg ah oo ay isagu imaadeen saraakiisha laamaha amniga qeybahooda kala...

K/Galbeed oo aqoonsigii kala laabatay Nabadoonkii matalayay Mukhtaar Roobow

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maamuus ka xayuubin ku sameeyey Nabadoonkii matalayay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur. Qoraal ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs