(Akhriso) K/Galbeed oo shaacisay doorashada 5 ka Mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga doorashooyinka Maamulka K/galbeed Somalia ayaa caawa shaaciyey doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka.

Kuraasta caawa la shaaciyey ayaa beelaha iska leh waxay kala yihiin:-

  1. Hop#188 Qabiilka Haraaw
  2. Hop#185 Qabiilka Eylo
  3. Hop#175 Qabiilka Jiroon
  4. Hop#159 Qabiilka Ajuuraan
  5. Hop#177 Qabiilka Garwaale

Illaa lix kursi oo kaliya ayaa laga doortay 11 kursi oo Guddigan ay horey u shaaciyey, waxaana u harsan shan kale oo kan ugu soo horeeya doorashadiisa ay beri ay ka dhaceyso Baydhabo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

- Advertisement -