Sunday, May 19, 2024

Kheyre oo maanta booqasho ku tagaya mid kamid ah xarumaha maamul goboleedyada

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo masuuliyiin katirsan labada Golle ee dowlada ayaa maanta lagu wadaa in ay tagaan magaalada Jowhar ee...

Waare oo ka hor yimid Go’aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay go'aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo xubin ka aheyd maamulka Hirshabelle. Waare ayaa sheegay...

Madaxweyne Waare oo ka horyimid shir ay yeelanayaan Madaxda maamul goboleedyada

Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa dhawaan lagu wadaa in ay shir ku yeeshaan Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waxaana shirkan ka maqan maamulka Hirshabelle...

Mooshinkii laga gudbiyay Madaxweyne Waare oo caawa laga laabtay iyo xog ku aadan lacagta...

Waxaa goordhaw Munaasabad lagu qabtay xarunta Madaxtooyada maamulka Hirshabelle ee magaalada Jowhar lagu shaaciyay in laga laabtay mooshinkii dhawaan Xildhibaanada Hirshabelle ka gudbiyeen Madaxweyne...

Taliye Indho Qarshe oo tagay Deegaan ay la wareegeen Ciidanka Milatariga (Daawo Sawirada)

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Geed Timir ee gobolka...

Madaxweyne Waare oo kala fur furay Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay iyo Xeylada uu …

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shalay dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle, kadib markii Xildhibaano magaaladaasi ku sugan Mooshin ka...

Madaxweyne Waare oo Jowhar u tegay fulinta hal qorshe oo ku wajahan Xildhibaanada ku...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar. Safarka Madaxweyne Waare oo ahaa mid deg...

Dowlada Federaalka oo faro galin ku heysa Mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Waare

Xildhibaano badan oo katirsan Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabelle ayaa xalay Gudoonka Baarlamaanka maamulkaasi waxa ay u gudbiyeen mooshin kalsoonida kala noqonayaan Madaxweyne Maxamed Cabdi...

Mooshinkii laga keenaya Madaxweynaha Hirshabeelle oo la taageeray

Golaha Badbaadada Hirshabeelle (GBH) ayaa  taageeray Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ay Xildhibaanada Hirshabeelle u gudbiyeen Gudoonka Barlamaanka Hirshabeelle. Gudoomiyaha...

Mooshin laga Gudbiyay Madaxweyne Waare iyo Gudoonka Baarlamaanka oo aqbalay (Daawo Sawirro)

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabelle ayaa mooshin xil ka qaadis ah waxa ay ka gudbiyeen Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare. Sida aan wararka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs