Tuesday, April 30, 2024

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday fariisimo ay leeyihiin ciidamada AMISOM

Dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowladda & kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay saldhigyo ku yaalla duleedka degmada Buulo-Burde...

Ciidamada AMISOM oo baneynaya degmo ay Muddo shan sano ah ka howlgalayeen

Ciidamada Booliska dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa kala wareegay ciidamada AMISOM Amaanka degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe. Ciidamada AMISOM ayaa ammanka Degmada Warshiikh Gacanta ku hayay...

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel u Doono Adeeg Isgaarsiin oo Dhameystiran Qiimo Jaban

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel u Doono Adeeg Isgaarsiin oo Dhameystiran Qiimo Jaban, Tayadiisu Sareeyo Kaasoo Dabooli Kara Dhamaan Baahiyahaaga Isgaarsiineed. Macaamiil Shirkadda Somtel Waxa ay Kuu...

Ciidamada dowlada oo Al-Shabaab kala wareegay degaan Istaraatiiji ah

Ciidamada dowlada Somalia ayaa si buuxda ula wareegay degaanka Buur-weyn oo dhaca xadka kala qeybiya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo muddo dheer ay...

Al-Shabaab oo War ka soo saartay fal dil ah oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in xalay ay Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ku dileen Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe. War lagu faafiyey warbaahinta taageerta...

Wasiir Maxamed Maxamud oo xilka laga qaaday iyo Wasiir cusub oo lagu bedelay

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii maaliyada ee maamulkaasi Maxamed Maxamud Cabdulle (Maxamed Dheere), waxa uuna isla wasaaradan u magacaabay...

Khilaafkii ka taagnaa Maamulka G/Hiiraan oo ugu dambeyn la soo afjaray (Sawirro)

Khilaafkii ka taagnaa xilka qaadistii lagu sameeyey guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ugu dambeyn la soo afjaray sida ay sheegayaan Wararka...

Deegaano ka tirsan Sh/dhexe oo sanado ka dib ka baxay gacanta Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka sameeyey degaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Howlgalkan ayaa intiisa badan waxaa laga sameeyey...

Wasiir Goodax oo gaaray Belad-weyne & Dabageed oo 72 Saacadood loo qabtay (Sawirro)

Wasiirka Waxbarashada iyo taclinta sare ee Xukuumada Somalia ayaa gaaray saaka magaalada Belad-weyne oo ay weli ka aloosan tahay xiisad culus oo u dhexeysa...

Yuusuf Dabageed oo sheegay in markii 3-aad lagu soo weeraray Belad-weyne

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shir jaraa’id ku sheegay in markii saddexaad lagu soo weeraray xarunta maamulka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs