Tuesday, May 21, 2024

Madaxweyne Farmaajo & wafdi uu horkacayo oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud, iyadoo ay safarkiisa ku wehliyaan madaxweynaha xiligiisu dhamaaday...

Gaari dagaal ay leeyihiin AMISOM oo la gubay kadib weerar kedis ah oo lagu...

Kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee  AMISOM ayaa lagu weeraray deegaanka Garas-Deelle oo kuyaala duleedka degmada Balcad ee gobolka...

Ciidamadii qaadistooda muranka ka taagnaa oo saakay laga qaaday Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay halkaasi laga qaaday ciidamo dowlada tababartay oo qaadistoo maalmihii lasoo dhaafay...

Masuuliyiin uu ka mid ahaa Gudoomiye ku-Xigeenkii gobolka Sh/dhexe oo qarax lagu dilay

Guddoomiye ku-xigeenkii Maaliyadda gobolka Shabeellaha dhexe C/llaahi Shitaawe iyo Wasiirkii hore ee Ganacsiga Hirshabeelle Sabriye Cusmaan ayaa ku geeriyooday qarax miino oo saaka lala...

Kolonyo ay la socdeen Masuuliyiin ka tirsan Sh/dhexe oo lagu qarxiyey duleedka Balcad

Qarax xooggan ayaa saaka lagula eegtay degaanka Gololey oo ka tirsan degmada Balcad kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka...

Ugaaska Xawaadle oo shaaciyay Sababtii ay u diideen Ciidankii laga qaadi lahaa Baladweyne

Odayaasha dhaqanka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dhawaan ka hor yimid qorshe dowlada federaalka Soomaaliya ku dooneysay in ciidan uga qaado magaalada...

Waare oo Dhagax Dhig sameeyay iyo Jaamacad lagu wareejiyay Dowlada (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa  Magaalada Beledweyne ka dhagaxdhigay Sedex iskuul oo muhiim u ah Tacliinta Guud ahaan Hirshabelle waxaana dhagax...

Qorshe Ciidamo laga qaado Baladweyne lagu geyn lahaa Dhuusomareeb oo laga hor yimid

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Odayaasha dhaqanka magaaladaasi ay ka hor yimaadeen qorshe ciidamo magaaladaasi ku sugan...

 Odayaal iyo Haween Xildhibaano doortay oo cafis loo fidiyay lana soo bandhigay (Daawo Sawirada)

Xarakada Al Shabaab ayaa Deegaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan kusoo bandhigtay ku dhawaad 100-qof oo isugu jiray Odayaal , Dhalinyaro iyo Haween kamid...

Madaxweyne Waare oo la kulmay Saraakiishii ciidan ee tagay Baladweyne

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Baladweyne xalay kula kulmay saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan  Qeybta 21aad oo xalay gaaray...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs