Thursday, May 2, 2024

Gaadiid gargaar u sida Belad-weyne oo saaka ka ambabaxay Gaalkacyo (Sawirro)

Kolonyo Gaadiid gargaar u sida bulshadda ku barakacay fatahaadaha magaalada Balad-weyne ayaa saaka ka dhaqaaqay woqooyiga magaalada Gaalkacyo. Waxaa sii sagootiyay Maamulka Puntland gobolka Mudug,...

Dayuurado gargaar u sida Magaalada Belad-weyne oo ka degay Guriceel (Sawirro)

Laba diyaaradood oo gargaar u sida magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka dayuuradaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Waxaa la socday...

Daawo Sawirada: Isbitaalka Baladweyne oo ku dhaw in uu xirmo kadib markii biyo badan...

Magalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa xiligan ka taagan xaalad adag oo dhinaca bini'aadanimada, waxaana magaalada inteeda badan ku fatahay biyaha wabiga Shabelle. Dadkii...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Baladweyne (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, si uu ugu kuur galo dhibaatada...

Meydadka shan ka mid ah dadkii doonidu kula rogmatay Belad-weyne oo la helay

Meydadka ugu yaraan 5 qof oo ka mid ah dadkii shalay lagu la’aa doonidii kula rogmatay xaafadda ay fatahaadu halakeysay ee magaalada Baledweyne ayaa...

Meydka qof kamid ah dadkii ku dhintay Mashaqadii Baladweyne oo saakay la helay

Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa saakay ka socda baadi goob loogu jiro in nolol iyo geeri lagu helo dadkii lagu waayay doonidii...

Faahfaahino ka soo baxaya Masuuliyiin ku dhintay doontii ku qalibantay B/Weyne (Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan doontii maanta ku degtay xaafado ku yaalla magaalada B/weyne oo ay buux dhaafiyeen biyo fara badan oo ka...

Doon ay la socdeen Masuuliyiin iyo dad kale oo saakay ku rogmatay magaalada Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay ay rogmatay doon ay la socdeen masuuliyiin katirsan maamulka Gobolka Hiiraan...

Daawo Sawirada: Sida magaalada Baladweyne u saameesay Fatahaada Wabiga

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa xiligan ka jira xaalad adag oo dhinaca bini'aadanimada ah, waxaana qeybo badan oo kamid ah magaaladaasi saameyn...

Maxaa ka jira in 20 dagaalyahan Al-Shabaab looga dilay duleedka degmada Jalalaqsi?

Ugu yaraan 20 xubnood oo la sheegay iney ka tirsanaayeen Xoogagga Al-Shabaab oo la socday gaari caasi ah ayaa lagu dilay weerar qorsheysan oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs