Monday, April 29, 2024

Qarax khasaare nafeed geystay oo caawa ka dhacay Magaalada Baladweyne

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhawacamay Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Qaraxan oo loo adeegsaday bam gacmeed ayaa lala beegsaday...

Ciidamada ATMIS oo Madaafiic ku garaacay deegaan askar badan looga laayay

Ciidamada ATMIS gaar ahaan kuwa ka socda dalka Burundi ayaa madaafiic culus ku garaacay deegaanka Ceel-Baraf ee hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhaxe,...

Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle oo arrimo xasaasi ah ka shiray

Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle Axmed Maxamed Islaam iyo Cali Guudlaawe Xuseen oo kuwada sugan magaalada Muqdiusho ayaa yeeshay shir ay uga arrinsanayeen arrimo...

Al Shabaab oo Weerar Khasaaro geestay ku qaaday Deegaanka Biya Cadde

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaaday saldhig ciidamada ATMIS ku leeyihiin deegaanka Biya Cadde ee  kuyaalla gobolka Shabeelaha...

Sheekh Aadan Madoobe oo Madaxweynaha Hirshabelle kala hadlay arrimo muhiim ah (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hooygiisa kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane...

Wasiirkii hore ee amniga DF oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa caawa ku qabtay magaalada Jowhar doorashada kursiga HOP141 oo ka mid ah kuraas dhowr ah oo ku harsanaa Hirshabelle. Waxaa kursigan...

(Akhriso) Hirshabelle oo War ka soo saartay weerarkii ciidanka ATMIS ee Ceelbaraf

Dowlad goboleedka Hirshabeelle waxay cambaareynaysaa weerarkii Talaadadii Al shabaab ku qaadeen saldhiga Ciidamada ATMIS deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dowladda Hirshabeelle waxay xanuunka la...

Saddex Musharax oo ku tartamaya Kursigii ay ka geeriyootay Xil Aamiina Maxamed (Sawirro)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa diiwaangeliyay saddex musharax oo isku soo taagay kursiga tirsigiisu yahay HOP135 oo horey ugu fadhisay ilaah ha...

Cali Guudlaawe oo kormeer ku tagay Tuulada Moyko oo ka socotay Caratuurka Wabiga (Sawirro)

Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta soo kormeer tuulada Moyko oo...

Al Shabaab oo soo bandhigtay Meydadka askartii ay ku dishay weerarkii Ceel-Baraf (Sawirro)

Kooxda Al Shabaab ayaa baahisay muuqaalo iyo sawirro laga soo qaaday weerar culus oo shalay subax ku qaadeen saldhig ciidamada Nabad Ilaalinta ee ATMIS...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs