Sunday, April 28, 2024

Wasaarad Cusub oo lagu soo daray Wasiiradda Hrshabelle ee ka badnaa 80-ka xubnood

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray maanta ku magacaabay Wasiir cusub oo kamid noqonaya golaha wasiirada Hirshabelle iyo...

Ciidamada Dowladda oo dilay Sargaal katirsan Al Shabaab hubna la wareegay (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabelle ee howlgalada wadajirka ah ka wada deegaano hoostaga degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa la...

(Sawirro) Qodobo xasaasi oo diirada lagu saaray Shirka Golaha wasiirada Hirshabelle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha ayaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Dardargalinta Dhismaha Goleyaasha...

Ciidamo Huwan ah oo la wareegay Deegaano dhoor ah oo Al Shabaab horey u...

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo gacan ka helayay kuwa maamulka Hirshabelle ayaa maalmihii lasoo dhaafay dagaal kula jiray dagaalyahano katirsan Al Shabaab, oo ku sugnaa...

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay meel ku dhaw Madaxtooyada Hirshabelle

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in caawa halkaasi ka dhacay qarax ismiidaamin ah uu fuliyay qof waxyaabaha qarxa...

Madaxweyne Guudlaawe oo magacaabay Guddi heer Wasiir ah iyo waxa ay qabanayaan oo la...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay guddi heer Wasiiro ah oo gurmad gaarsiiya dadka ay Al Shabaab ka gubeen tuulooyin...

Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Wasiiradii tirada badnaa uu soo magacaabay Cali Guudlaawe

Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Jowhar ayaa meel mariyay, golihii wasiiradda uu dhawwaan soo magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe. Madaxweynaha...

Tirada Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo u gudbay dhinaca Itoobiya oo la shaaciyay

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ka gudbeen xadka Soomaaliya, gaar ahaan xadka...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo digniin adag siiyey Maamulka Galmudug

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa uga igay Maamulka Galmudug inay faragelinta ka daayaan degmada Matabaan, isagoo si cad u sheegay in...

Wararkii u dambeeyey Dabley hubeysan oo dil qorsheysan ka geystay Baladweyne

Askari ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saaka lagu dilay bartamaha magaalada Balad-weyne ee gobolkla Hiiraan. Dilka askariga ayaa yimid ka dib markii ay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs