Al-Shabaab oo dab qabadsiiyay gaari Qaad badan siday, dadkii la socdayna dilay

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa jidka u galay gaari siday Qaad oo marayay Wadada isku xirta degmooyinka Buulo burde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Ilo...

Madaxweyne Waare: “Lacag dhan $1,142,000 ayaa maanta naga soo gaartay dowlada Somalia”

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasoo oo si weyn loogu...

Sargaal katirsan Ciidanka Milatariga oo saakay la dilay iyo howlgalo socda

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay kooxo biskoolado ku hubeesan xaafada Howl Wadaag ku dileen sargaal katirsanaa...

Guddiga Doorashada oo War cusub kasoo saaray Saddex kursi ay hakiyeen Doorashadooda

Guddiga doorashada heer federaal ayaa xalay qoraal ay soo saareen waxa ay ku hakiyeen doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee...

Warar kala duwan oo ka soo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Sh/dhexe

Faahfaahino ayaa ka soo axaya duqeymo xalay saqdii dhexe ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al...

Cali Guudlaawe oo maanta Baladweyne kula kulmay Waxgaradka labo beelood (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Baadi Cade iyo Ciise Mudullood. Madaxweynaha oo...

Dil caawa ka dhacay duleedka Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Degaanka Baardheere oo ku yaalla duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa caawa lagu dilay nin oday ahaa oo laga yaqiinay degaanka. Goob joogayaal...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Degmada Balcad oo xalay Al Shabaab la wareegeen

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay dhowr jaho ka weeraray degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana dagaal halkaasi ka...

Lacag ku dhaw 1 Milyan Dollar oo ku baxday Doorashada kursigii uu ku guuleestay...

Waxaa xalay ka bilaabatay magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya maamulkaasi, waxaana la filayaa in maanta sidoo kale...

Ciidamada Dowladda oo dilay Sargaal katirsan Al Shabaab hubna la wareegay (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabelle ee howlgalada wadajirka ah ka wada deegaano hoostaga degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa la...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs