Saturday, May 18, 2024

Cali Guudlaawe oo Maamuus gaar ah u sameeyay Fahad Yaasiin (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Madaxtooyada Magaalada Beledweyne waxaa uu kula kulmay Lataliyaha Amniga Qaranka Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ahna...

Ciidamo diidan in shaqsi loo xiro doorashada kursiga HOP059 oo saakay xiray qeybo kamid...

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo hubeesan oo kasoo horjeeda in doorashada kursiga HOP059 loo xiro dad...

Al Shabaab oo Weerar Khasaaro geestay ku qaaday Deegaanka Biya Cadde

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaaday saldhig ciidamada ATMIS ku leeyihiin deegaanka Biya Cadde ee  kuyaalla gobolka Shabeelaha...

Maleeshiyaad Weerar culus ku qaaday Deegaan Al Shabaab heesteen iyo khasaaro ka dhashay

Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaad macawuusley ah weerar culus ku qaadeen deegaan dhaca duleedka degmadaasi, oo ay...

Yuusuf Dabageed oo isaga oo Tuute xiran saakay tagay Degmada Maxaas (Sawirro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo  ayaa saakay gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Socdaalka...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Kate Foster

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Danjire Kate Foster. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa...

Gudoomiye Degmo oo xil ka qaadistiisa ka dhax arkay barta Facebook

Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Hirshabelle ayaa dhawaan xilka ka qaaday qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Hiiraan , waxaana xil ka qaadistaasi kasoo horjeestay...

Gudoomiye Barnaamij “Madaxda Hirshabelle dhamaantood waxay xarun ka dhigteen Muqdisho”

Gudoomiyaha Golaha Badbaadda Hirshabeelle Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) ayaa dhaliilay kulan ay Muqdisho ku yeesheen Madaxda Sare ee Hirshabeelle iyo Gudi Xildhibaano ah...

Ciidamada Amaanka oo fuliyay howlgal lagu qabtay Sargaal katirsan Al Shabaab

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa xalay howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Basra ee duleedka degmada Balcad. Ciidamada...

Arday saakay lagu dhax dilay fasalka Iskuul uu wax ka dhiganayay !!

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay Iskuulka Mujaca ee kuyaala magaaladaasi uu ka dhacay dil ay aad...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs